Wararka Maanta
Shiikh Caan ah oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay Koofurta magaaladaas l...
Warkii oo dhan »Howlo indho-fiiqid ah oo ka bilowday Magaalada Cadaado
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Waxaa ka bilowday isbitaalka guud ee magaalada Cadaado ee hoos-tagta maamulka Ximan iyo Xeeb, howlo caafimaad oo indhaha...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo sheegay in Ganacsato la kulantay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ay ahaayeen kuwo aan loo dhameyn
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad Cali Dheere ayaa sheegay in ganacsato shalay la kulmay Mada...
Warkii oo dhan »Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in ay rasaaseeyaan Kalluumeysatada ka jilaabta Xeebaha Muqdisho
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Kalluumeysatada ka jilaabta Xeebaha Muqdisho ayaa Ciidamada Amisom ee fariisinka ku leh Dugsigii Tababarka Xalane waxay ...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo Qoraal ka soo saaray Doorashooyinka Somaliland
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Midowga reer Yurub oo Somaliland ka taageera doorashooyinka iyo geedi-socodka Dimoqraadiyadda, ayaa shaaca ka qaaday in a...
Warkii oo dhan »6 Ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay degmada Ufayn iyo Maamulka Gobolka Bari oo halkaasi gaaray
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhimatay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray dagaal labo beelood oo walaalo ah ku dhexmaray ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Ra’iisal Wasaarahiisa Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke ayaa maa...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in uu soo bandhigayo qorshaha ay ku shaqeyneyso Wasaaraddiisa
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Shiikh C/qaadir Cali Cumar aya maanta wuxuu si rasmi ah...
Warkii oo dhan »Caruur u dhimatay Caano sumeysan oo ay ku cabeen duleedka Magaalada Beledweyne
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Inta la og-yahay saddax caruur ah ayaa ku geeriyoootay Tuulo lagu magacaabo Jacfoor oo 65-km dhinaca Galbeed kaga beegan ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Jarmalka ee ku sugan xeebaha SOomaaliya oo 9 burcad Badeed ah ka qabtay Xeebaha Soomaaliya
Burcad Badeed gacmaha cirka u taagaya-Sawirkan waxaa qaaday Markab Dagaal oo uu Mareykanka leeyahay Arbaco, March 04, 2009(HOL): Ciidamada Jamalka ah...
Warkii oo dhan »