Wararka Maanta
Kooxda Wiilashada Kubadda Kolayga HEEGAN oo ku guuleysatay Horyaalkii 25aad ee Soomaaliya
Kooxda Koobka qaadatay ee Heegan Jimco, March 06, 2009(HOL): Waxay ahayd ciyaar aad u xiiso badan oo ay daawashadeeda ka soo Mas’uuliyiin ka socda...
Warkii oo dhan »Guddida Doorashooyinka oo shaaciyay tirada dadka iska diiwaangeliyay Somaliland, kana jawaabay Qoraal ka soo baxay Midowga Yurub
Jimco, 06 March 2009 (HOL): Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay Qoraal ka soo baxay Midowga Yurub ee Somaliland ka taageera dhin...
Warkii oo dhan »Markab Dhuxul saaran tahay oo isagoo holcaya ku soo xirtay Dekedda Muqdisho
Jimco, March 06, 2009(HOL): Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Markab ay ku raran tahay Dhuxul uu dab ka dhashay oo holceysa, kaasi oo la ...
Warkii oo dhan »Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta wuxuu ka dhacay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee Maga...
Warkii oo dhan »Maxaa ka jira in Maamulka Deegaanka Ceel Cali ee Gobollka Hiiraan uu burburiyay Guri deegaan ah oo ay daganaayeen Dad Rayid ah?
Jimco, March 06, 2009(HOL): Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa isa soo tarayay cabasho ay jeedinayaan dadka ku dhaqan deegaanka Ceel Cali oo dhinaca Ga...
Warkii oo dhan »Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah oo Maxkamad lagu soo taagayo Kenya
Jimco, March 06, 2009(HOL): Todobo Burcad Badeed Soomaali ah oo ay dhawaan ay soo qabteen Ciidamo Mareykan ah oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa shal...
Warkii oo dhan »SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS: “Itoobiya si indho la’aan ah ayay u taageertay una ammaantay Shariif, taasina waxay muujineysaa in wadanka ay weli lugta kula jirto Itoobiya” (WAREYSI UU SIIYAY REUTERS)
Shiikh Xasan Daahir Aweys-SAWIRKA APKhamiis, March 05, 2009(HOL): “Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya wuxuu u shaqeynayaa Itoobiya, wuxuuna qiya...
Warkii oo dhan »Askari ka tirsan Ciidanka Boliska DGPL oo xalay lagu dilay magaalada Boosaaso
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Degmada Boosaaso ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada, kadib is rasaaseyn muddo soc...
Warkii oo dhan »WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA: “Madaxdii aan la kulannay waxay noo sheegeen in ay daneynayaan in Soomaaliya nabad ka dhalato”
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar Khamiis, March 05, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi...
Warkii oo dhan »Bannaanbax lagu taageerayay baaqii ay dhawaan soo saartay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka dhacay
Khamiis, March 05, 2009(HOL): Bannaanbax lagu taageerayay baaqii ay dhawaan soo saareen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu ka dhacay g...
Warkii oo dhan »