Wararka Maanta

Dad soo barakacay oo ku nool xarunta Dugsigii Farsamada Gacanta oo loogu baaqay in ay 24 saac gudahood uga guuraan Dugsigaas

Dad soo barakacay oo ku nool xarunta Dugsigii Farsamada Gacanta oo loogu baaqay in ay 24 saac gudahood uga guuraan Dugsigaas

JAN 07, 2008

Isniin, January 07, 2008(HOL): Dad soo barakacay oo ku sugan magaalada Muqdisho oo muddo 17 sano ah deganaa Dugsigii Farsamada tababarka farsamada gac...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo mudo afar sanadood ah mudadii xilka ugu koridhiyay Guddiga Cusbitaalka Hargeysa

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo mudo afar sanadood ah mudadii xilka ugu koridhiyay Guddiga Cusbitaalka Hargeysa

JAN 07, 2008

Isniin, January 07, 2008(HOL): Ku-simaha Madaxweynaha , ahna Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , ayaa shalay soo saaray Xe...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta Baydhabo booqaday, soona dhaweeyay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta Baydhabo booqaday, soona dhaweeyay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Wafdi ka socda Midowga Yurub ayaa maanta waxay booqasho ku tageen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, iyadoo socda...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federalka Soomaaliya oo sheegtay in ay baareyso qaabkii uu u dhacay Af-duub Shalay Muqdisho loogu geystay Diblumaasiyiin Liibiya u dhashay

Dowladda Federalka Soomaaliya oo sheegtay in ay baareyso qaabkii uu u dhacay Af-duub Shalay Muqdisho loogu geystay Diblumaasiyiin Liibiya u dhashay

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay bilowday baaritaan ay ku sameyneyso qaabkii uu u dhacay af-duu...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

Xildhibaanno ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay dhaliileen Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Xasa...

Warkii oo dhan »
Mas’uul u hadlay Maxkamadihii Islaamka oo ugu baaqay Ajaaniibta ku sugan Dalka Soomaaliya in ay isaga baxaan

Mas’uul u hadlay Maxkamadihii Islaamka oo ugu baaqay Ajaaniibta ku sugan Dalka Soomaaliya in ay isaga baxaan

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuleey oo ka mid ah Maxkamadihii Islaamka ayaa ugu baaqay Ajaaniibta ku sugan Dalka Soom...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerara ku qaaday Saldhigyada Booliska Hodan iyo Waaberi ee Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo xalay weerara ku qaaday Saldhigyada Booliska Hodan iyo Waaberi ee Magaalada Muqdisho

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya a...

Warkii oo dhan »
Bam gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Degmada Federaalka oo ku sugnaa Xaafadda Howl-Wadaag ee Degmada Baladweyne

Bam gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Degmada Federaalka oo ku sugnaa Xaafadda Howl-Wadaag ee Degmada Baladweyne

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Bam kuwa Gacanta laga tuuro ah ayaa habeenimadii xalay lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada federaalka oo ku sugn...

Warkii oo dhan »
DUQA DEGMADA SAYLAC: “Imika 10-doonyood-baa la qabtay, mid kastana waxaa lagu ganaaxay 200 oo Doollar maraakiibta Kaluumaysiguna.....”

DUQA DEGMADA SAYLAC: “Imika 10-doonyood-baa la qabtay, mid kastana waxaa lagu ganaaxay 200 oo Doollar maraakiibta Kaluumaysiguna.....”

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): Duqa Degmada Saylac Maxamed Cumar Xadi ayaa sheegay in dhawaan deegaankaasi doonyo Kaluumaysi oo sharci daro u soo galay ...

Warkii oo dhan »
Dhismaha Xukuumadda tirada yar ee uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde is-bedel intee la eg ayay ku keeni kartaa habsami u socodka Howlaha Dowladda

Dhismaha Xukuumadda tirada yar ee uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde is-bedel intee la eg ayay ku keeni kartaa habsami u socodka Howlaha Dowladda

JAN 06, 2008

Axad, January 06, 2008(HOL): In meel layska dhigo Qancinta Beelaha iyo Shaqsiyaad loo arko in ay caqabad ku noqon karaan horumarinta Howlaha Dowlada w...

Warkii oo dhan »