Wararka Maanta

Guddoomiyaha Degmada Cadaado oo  ka hadlay cidda uu u dhaxeeyay Dagaal ay Dad gaaraya 10 ruux ku dhinteen oo shalay Degmadaas ka dhacay

Guddoomiyaha Degmada Cadaado oo ka hadlay cidda uu u dhaxeeyay Dagaal ay Dad gaaraya 10 ruux ku dhinteen oo shalay Degmadaas ka dhacay

JAN 04, 2008

Jimco, January 04, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Cadaado Dhimbil Muxumed Cabdi ayaa sheegay in dagaal ay dad gaaraya 10 ruux ku dhinteen oo ka dhaca...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho

Iska hor-imaad xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho

JAN 04, 2008

Jimco, January 04, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan oo...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo Shahaado Sharaf siiyay Wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga Dowladda Federaalka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Shahaado Sharaf siiyay Wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga Dowladda Federaalka

JAN 04, 2008

Jimco, January 04, 2008(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu Shahaado sharaf siiyay Wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga Xukuumadda Feder...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada ku ganacsata hareeraha Wadada Laamiga ah ee Deegaanka Ceelasha Biyaha oo amar lagu siiyay in ay halkaas isaga guuraan

Ganacsatada ku ganacsata hareeraha Wadada Laamiga ah ee Deegaanka Ceelasha Biyaha oo amar lagu siiyay in ay halkaas isaga guuraan

JAN 04, 2008

Jimco, January 04, 2008(HOL): Saraakiil ka tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa shalay waxay amar ku siiyeen ganacsato mehrado ganacsi ka sam...

Warkii oo dhan »
Degmada Cadaado oo xalay iyo maanta degan kadib dagaal ay dad ku dhinteen oo shalay ka dhacay

Degmada Cadaado oo xalay iyo maanta degan kadib dagaal ay dad ku dhinteen oo shalay ka dhacay

JAN 04, 2008

Jimco, 4, Jan. 2008 (HOL)   Degmada Cadaado ee Gobalka Gal-gaduud ayaa wararka laga helayo waxaa ay sheegayaan in ay degan tahay kadib dagaa...

Warkii oo dhan »
Warar Goos Goos ah oo ku saabsan sida ay maanta ahayd Xaaladda Magaalada Muqdisho

Warar Goos Goos ah oo ku saabsan sida ay maanta ahayd Xaaladda Magaalada Muqdisho

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Saaka markii uu waaga baryay ayay dadka Muqdisho ku soo tooseen iyadoo Ciidamo Itoobiyaan ah oo tiro badan ay joogaan ...

Warkii oo dhan »
Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Seddex ruux ayaa geeriyootay shan ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaaray kadib markii uu dagaal ku dhexmaray gudaha i...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo noqday  qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo noqday qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa saaka waxay ku soo noqdeen qeybo ka mid ah Wadada 30-ka oo ay horay uga b...

Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN KULA-LIHI: “Guddoomiyaha Baarlamaanka sida ku qoran CV-giisa Waa Macallin Dugsi Qur’aan oo aan aqoon u lahayn Howlaha Baarlamaanka iyo Dimoqraadiyadda”

XILDHIBAAN KULA-LIHI: “Guddoomiyaha Baarlamaanka sida ku qoran CV-giisa Waa Macallin Dugsi Qur’aan oo aan aqoon u lahayn Howlaha Baarlamaanka iyo Dimoqraadiyadda”

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu si kulul u weeraray Gu...

Warkii oo dhan »
Samafalayaashii u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain ee lagu af-duubtay Magaalada Booosaaso oo la sii daayay

Samafalayaashii u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain ee lagu af-duubtay Magaalada Booosaaso oo la sii daayay

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddoodii dib u helay labo samafale oo u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain, kuwaasi oo dhama...

Warkii oo dhan »