Wararka Maanta
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Nimanka soo duulay oo Maamulka Riyaale uu hoggaaminayo laga aqbali-mayo dalka in ay kala gooyaan oo Dad Soomaali ah oo gobolladooda jooga ay xoog ku qabsadaan”
Madaxweyne C/llaahi YuusufTalaado, January 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalintii shalay ...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Qeybta Galbeed ee Booliska G/Banaadir oo ka hadlay Weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Galbeed iyo howlgallo saaka halkaas laga sameeyay
G/lle Dhexe C/llaahi Xasan BariiseTalaado, January 01, 2008(HOL): Taliyaha Booliska Qeybta Galbeed, ahna Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Ba...
Warkii oo dhan »
Sanadkii 2007 ee ina dhaafay maxay Dadka Gobolka Hiiraan ku xusuusanayaan?
Talaado, January 01, 2008(HOL): Waa bilawga Sanadka Cusub ee 2008 oo dadka intiisa badan Rajeynayo in uu noqdo mid meesha ka saara xaaladihii qalafsan...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay ku jiray habeen kale oo dagaallo ah
Talaado, January 01, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku jirtay habeen kale oo dagaal ah, ...
Warkii oo dhan »
Qarax kale oo xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso
Talaado, January 01, 2008(HOL): Qarax xalay ka dhacay magaalada Boosaaso oo ahaa kii labaad oo magaaladaas ka dhaca muddo labo todobaad gudahood ah ay...
Warkii oo dhan »
Hay’adda MSF-Spain oo bilowday in ay Shaqaalaheeda kala baxdo Soomaaliya
Talaado, January 01, 2008(HOL): Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF-Spain ayaa waxay bilowday in ay shaqaalaheeda kala baxdo dalka Sooma...
Warkii oo dhan »
Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ee Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo xalay meelo isaga mid ahaa!!
Talaado, January 01, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya iyo Magaalada Nairobi ee iyana caasimadda u ah Dalka Kenya ayaa habe...
Warkii oo dhan »
Abuu Mansuur oo sheegay in aysan wada hadallo la geleynin Dowladda Federaalka xitaa haddii ay Itoobiyaanka baxaan
Talaado, January 01, 2008(HOL): Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa sheegay in weerarro habeen hore ka d...
Warkii oo dhan »
Hay’ado u dooda Xuquuqda Aadanaha oo sheegay in sanadkii 2007 uu ahaa sanadkii ugu xadgudubyada badnaa Soomaaliya
Talaado, January 01, 2008(HOL): Hay’ado u dooda Xuquuqda Aadanaha oo fadhigoodu yahay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa warbixinno ay soo saare...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo ku laabtay kadib safarro uu ku soo kala bixiyay Dalalka Kenya iyo Ingiriiska
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf AxmedIsniin, December 31, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta di...
Warkii oo dhan »