Wararka Maanta
Aaraa’da iimaamyada iyo Aamusnaanta Masuuliyiinta Wakaaladda biyaha
Isniin, December 31, 2007(HOL): Marka laga yimaado Jidhaanta ka samaysantay goobta ay ka soo burqanayaan, inta aanad gaadhin isha bar bilowga u ...
Warkii oo dhan »
Qoys ka koobnaa 7 Ruux oo uu Aabihii ka soo haray kadib markii uu Madfac ku habsaday
Isniin, December 31, 2007(HOL): Madfac habow ah oo ku dul-habsaday qoys ku noolaa Xaafadda Jen Daa’uud ee Degmada Yaaqshiid ayaa waxaa sababay dhima...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Qarax Miino
Isniin, December 31, 2007(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada dhulka lagu aaso ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee Degmada Hodan...
Warkii oo dhan »
Dagaallo culus oo xalay ka dhacay fariisimo ay Ciidamada Dowladda Federaalka, Itoobiya iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho
Isniin, December 31, 2007(HOL): Dagaallo xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhaceen fariisimo ay magaalada Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Dow...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo wada la-tashiyadii ugu dambeeyay ee Xukuumadda tirada yar ee uu soo dhisayo
Isniin, December 31, 2007(HOL): Ra’iisla Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu magaalada Baydhabo ka ...
Warkii oo dhan »
Maxay tahay sababta ay Ciidamada Itoobiya u soo degeen Deegaanka Kala-beyr ee Gobolka Hiiraan?
Isniin, December 31, 2007(HOL): Deegaanka Kala-beyr oo 30km dhinaca W/galbeed kaga beegan Magaalada Beledweyne marka aad eegto Istiraatiji ahaa waxaa ...
Warkii oo dhan »
Af-duubayaasha heysta Samafalayaashii u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain oo lacag madax-furasho ah dalbaday
Axad, December 30, 2007(HOL): Af-duubayaasha heysta samafalayaashii u shaqeynayay Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee SMF-Spain ayaa waxay d...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo soo saaray go’aan khilaafsan go’aan uu hore ugu dhawaaqay
Axad, December 30, 2007(HOL): Madxweyne ku xigeenka Somaliland, Ahna Gudoomiyaha Gudida taakulaynta qaranka ee Gobolada Sool, Sanaag-bari iyo degmada ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo cusub oo Itoobiyaan ah oo fariisin ka sameystay Deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan
Axad, December 30, 2007(HOL): Kadib markii dhawaan Ciidamadii fariisinkoodu ahaa Degmada Guri-ceel ee Gobalka Gal-gaduud isaga baxeen goobihii ay daga...
Warkii oo dhan »
Dad ka cararayay dhibaatooyinka Muqdisho ka jira oo kooxo Burcad ah ay ku rasaaseeyeen Deegaanka Maryan Gubaay ee Gobolka Sh/Hoose
Axad, December 30, 2007(HOL):Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Maryan Gubaay ee ...
Warkii oo dhan »