Wararka Maanta
Meydadka Afar Ruux oo saaka laga helay Deegaanka Suuqa Xoolaha oo shalay ilaa xalay gelinkii hore ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah
Jimco, December 28, 2007(HOL): MeydadkaAfar ruux oo rayid ah ayaa waxaa saaka laga helay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa, halkaasi oo...
Warkii oo dhan »
Diblumaasiyiin ka socday Dowladaha Spain iyo Argentina oo Boosaaso u jooga sidii loo sii deyn lahaa Samafalayaal dalalkooda u dhashay oo halkaas lagu heysto
Jimco, December 28, 2007(HOL): Labo Diblumaasi oo ka socda Dowladaha Spain iyo Argentina ayaa waxay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari u tageen sidii ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in Samafalayaasha la af-duubtay Magaalada Boosaaso ay diideen in ilaalo loo sameeyo
Jimco, December 28, 2007(HOL): Wasiir ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in samafalayaashii lagu af-duubtay magaalada Bo...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska G/ Hiiraan oo sheegay in Dowladda Federaalka looga fadhiyo in ay jawaab ka bixiso weerar dhawaan lagu qaaday Saldhigga Booliska Beledweyne
Jimco, December 28, 2007(HOL): Qaar ka mid Saraakiisha Ciidamada Booliska ee ka howl-gala Gobalka Hiiraan ayaa ku tilmaamay Weerar dhawaan ka dhacay s...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in si shuruud la’aan ah loo sii daayo Samafalayaasha u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain
Danjire Ahmedou Ould-Abdallah Khamiis, December 27, 2007(HOL): Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ahme...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaadyo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Hal qof ayaa geeriyooday seddex ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu maanta iska hor-imaad hu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda oo ku dagaalamay Suuqa Bakaaraha
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Iska hor-imaad xooggan oo la isugu adeegsanayo qori gacmeedyo, Bambooyinka gacanta laga tuuro iyo Bastoolado ayaa saa...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha iyo Qarax ka dhacay nawaaxiga Miisaanka Dhuxusha
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa ayaa saaka subaxnimadii waxaa ka dhacay iska hor-imaad dhexmaray Ciidamo I...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hay’adda MSF-Belgium ku amaray in ay isaga baxdo Soomaaliya
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in Hay’adda MSF-Bellgium ay dalka isaga baxdo, iyadoo amarkaasi...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo oo gacanta ku soo dhigay Rag Burcad ah oo falal amni darro ah waday
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa howlgallo ay sameeyeen waxay ku soo qabteen shan ...
Warkii oo dhan »