Wararka Maanta

Wariyihii Faransiiska ahaa ee lagu heystay Gobolka Bari oo laga sii dayay gacanta Af-duubayaal heystay muddo todobaad ka badan

Wariyihii Faransiiska ahaa ee lagu heystay Gobolka Bari oo laga sii dayay gacanta Af-duubayaal heystay muddo todobaad ka badan

DEC 25, 2007

Talaado, December 25, 2007(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddiisii aas-aasiga ahayd dib u helay Wariye Gwen Le Gouil oo muddo todobaad ka badan af-...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in aaney Ciidamada Burundi  waxba ka bedeli doonin Amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in aaney Ciidamada Burundi waxba ka bedeli doonin Amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho

DEC 25, 2007

Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye-Maxamed Xasan XaadTalaado, December 25, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka Midnimada Beelaha H...

Warkii oo dhan »
Maxaa sabab u ah Muranka Dhinaca Dhaqaalaha ah ee u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Gobolka Hiiraan?

Maxaa sabab u ah Muranka Dhinaca Dhaqaalaha ah ee u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Gobolka Hiiraan?

DEC 25, 2007

Talaado, December 25, 2007(HOL): Ma'aha wax ku cusub gudaha Gobalka Hiiraan in la arko Ciidamo ka gadooday dhaqaale la'aan la soo daristay iyo waliba ...

Warkii oo dhan »
Oday culus oo ka baxay Somaliland

Oday culus oo ka baxay Somaliland

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL): Rabi naxariistii Janno ha ka waraabiyee, waxa lagu aasay magaalada Hargeysa Marxuum Cabdikariim Xaaji Ducaale, ka dib ...

Warkii oo dhan »
Qeybtii labaad Ciidamo ka socda Dowladda Burundi oo maanta Muqdisho gaaray

Qeybtii labaad Ciidamo ka socda Dowladda Burundi oo maanta Muqdisho gaaray

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL): Qeybtii labaad ee Ciidamo ka socda Dowladda Burundi ayaa maanta waxay soo gaareen Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay k...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaadyo ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Hodan oo dhimasho iyo dhaawac sababay iyo Madaafiic mar kale  maanta ku dhacday Suuqa Bakaaraha

Iska hor-imaadyo ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Hodan oo dhimasho iyo dhaawac sababay iyo Madaafiic mar kale maanta ku dhacday Suuqa Bakaaraha

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL): Iska hor-imaad hubeysan ayaa maanta wuxuu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, iyadoo iska h...

Warkii oo dhan »
Ilaalada Guddoomiyaha G/Hiiraan oo Weerar ku qaaday Ciidamo Boolis ah oo qabsaday Saldhigga Booliska Beledweyne

Ilaalada Guddoomiyaha G/Hiiraan oo Weerar ku qaaday Ciidamo Boolis ah oo qabsaday Saldhigga Booliska Beledweyne

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL):  Ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Goor dhaweyd Weerar ku qaa...

Warkii oo dhan »
Muddo sanad ah oo ka soo wareegatay markii uu Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya qirtay in ay Ciidamadiisa ka dagaalamayaan Gudaha Soomaaliya

Muddo sanad ah oo ka soo wareegatay markii uu Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya qirtay in ay Ciidamadiisa ka dagaalamayaan Gudaha Soomaaliya

DEC 24, 2007

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles ZenawiIsniin, December 24, 2007(HOL):  Waxaa muddo sanad ah ka soo wareegatay markii uu Ra’iisal Wasaar...

Warkii oo dhan »
Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS oo ku xirmay Dagaallada ka jira Magaalada Muqdisho

Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS oo ku xirmay Dagaallada ka jira Magaalada Muqdisho

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL):  Dagaallada iyo Nabadgelyo la’aanta ka jirta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ku xirmay Isbitaallo, goob...

Warkii oo dhan »
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Yemen oo ka wada hadlay Xaaladda Dalka Soomaaliya

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Yemen oo ka wada hadlay Xaaladda Dalka Soomaaliya

DEC 24, 2007

Isniin, December 24, 2007(HOL): Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Yemen ee SABA waxaa qadka Taleefoonka ku wada hadlay Madaxweynayaasha Dalalka Soomaa...

Warkii oo dhan »