Wararka Maanta
Waa Sidee Xaaladda Wariye Faransiis ah oo ku af-duuban deegaano ka tirsan Gobolka Bari?
Isniin, December 24, 2007(HOL): Deegaan Buuraley ah oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa muddo todobaad ah waxaa ku af-duuban Wariye u dhashay dalka Faransi...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Xildhibaannada Beelaha Hawiye ka codsaday in ay gacan ku siiyaan sidii loo nabadeyn lahaa Caasimadda Muqdisho
Isniin, December 24, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo beryahanba kulamo wada-tashiyo...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho
Isniin, December 24, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan ...
Warkii oo dhan »
XASAN ABOOTEY: “Seddex Caruur ah ayay dhashay intaba waa lagu soo qalay xitaa ma awooddo in ay qabsato Ilmaha ay dhashay waayo waa Naafo”
Axad, December 13, 2007(HOL): Jamaad Yuusuf Suudi waa 27-Sano jir Naafo ka ah Lugaha iyo Gacmaha Intaba, Waxaa ay dhashay Sadax Caruur ah oo mid ka mi...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii ugu horeeyay oo Burundi ka socda oo Maanta Muqdisho gaaray
Axad, December 13, 2007(HOL): Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda Dowladda Burundi ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ...
Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsanaa Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in uu ka baxay Isbaheysigaas, kuna biiray Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab
Axad, December 13, 2007(HOL): Macallin Xaashi Maxamed Faarax oo ka mid ahaa Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee lagu aas-aasay Magaalada Asmara e...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo kala sheegtay guulo ay ka gaareen Dagaalkii xalay Muqdisho ka dhacay
Axad, December 13, 2007(HOL): Sidii badan la socdeen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya xalay waxaa ka dhacay Dagaal xooggan oo dhexmar...
Warkii oo dhan »
Ururka Siyaasiga ah ee Qaran oo Madaxweynaha Somaliland codsi u jeediyey
Axad, 23 December 2007 (HOL)- Urur siyaasadeedka sharciyadiisa muranku ka ooganyahay ee Qaran ayaa qoraal saxaafadda loogu talagalay oo ay shala...
Warkii oo dhan »
160 Oday Dhaqaameed oo go’aannno ka soo saaray shir nabadeed ay ku lahaayeen Gobolka Gedo
Axad, December 23, 2007(HOL): Kulan ay isugu yimaadeen 160-Oday dhaqameedyo oo ka kala socday dhamaan deegaanada uu ka kooban yahay gobolka Gedo...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Ammaanka Magaalada Muqdisho
Axad, December 23, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo u waramayay Laanta ...
Warkii oo dhan »