Wararka Maanta

Sarkaal u hadlay Ciidamada Mareykanka ee jooga Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe oo sheegay in ay 200 oo burcad Badeed ah ay ku sugan yihiin Xeebaha Soomaaliya

Sarkaal u hadlay Ciidamada Mareykanka ee jooga Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe oo sheegay in ay 200 oo burcad Badeed ah ay ku sugan yihiin Xeebaha Soomaaliya

DEC 22, 2007

Sabti, December 22, 2007(HOL): Sarkaalka Madaxda u ah Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe Admiral William Fallon ayaa shee...

Warkii oo dhan »
Ciyaaryahan ka ciyaara  Dalka Talyaaniga oo ku soo biiray Xulka Qaranka Soomaaliya

Ciyaaryahan ka ciyaara Dalka Talyaaniga oo ku soo biiray Xulka Qaranka Soomaaliya

DEC 21, 2007

Bidix: Gaduudow oo ka tirsan ciyaaryahannada Difaaca uga ciyaara Xulka Qaranka  iyo Weeraryahan Ismaaciil Maxamed Cumar Jimco, December 21,...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Iska hor-imaadyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo iyo Iska hor-imaadyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEC 21, 2007

Jimco, December 21, 2007(HOL):  Hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Saldhigga Degmada Hodan ayaa geeriyooday, seddex ruux oo rayid ahna dh...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Kenya oo Muqdisho booqasho gaaban ku tegay

Wafdi ka socda Kenya oo Muqdisho booqasho gaaban ku tegay

DEC 21, 2007

Jimco, December 21, 2007(HOL):  Wafdi ka socda Dowladda Kenya ayaa maanta waxay booqdeen Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho, iyagoo halkaasi...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo u jawaabtay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi

Qaramada Midoobay oo u jawaabtay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi

DEC 21, 2007

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah Jimco, December 21, 2007(HOL):  ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dowladda Federaalka ugu baaqay inay Xerooyin geliso Ciidamada aan Booliska ahayn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dowladda Federaalka ugu baaqay inay Xerooyin geliso Ciidamada aan Booliska ahayn

DEC 21, 2007

Jimco, December 21, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo xalay ka qudbadeyn...

Warkii oo dhan »
16 ka mid ah Suxufiyiintii amarka lagu siiyay in ay Somaliland ka baxaan oo Maanta u amba baxaya Dalka Jabuuti

16 ka mid ah Suxufiyiintii amarka lagu siiyay in ay Somaliland ka baxaan oo Maanta u amba baxaya Dalka Jabuuti

DEC 21, 2007

Jimco, December 21, 2007(HOL): 16 ka mid ah Suxufiyiin ka cararay dhibaatooyinka Magaalada Muqdisho, isla markaana miciin biday Magaalada Hargeysa ee ...

Warkii oo dhan »
Suxufiyad Canada u dhalatay oo ku sigatay in lagu af-duubto magaalada Gaalkacyo

Suxufiyad Canada u dhalatay oo ku sigatay in lagu af-duubto magaalada Gaalkacyo

DEC 21, 2007

Jimco, December 21, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay kooxo hubeysan ku af-...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo jawaab ka bixiyay hadal uu jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo jawaab ka bixiyay hadal uu jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi

DEC 20, 2007

Khamiis, December 20, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, Garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa si kulul uga jawaabay had...

Warkii oo dhan »
Sanadguuradii 64aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

Sanadguuradii 64aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

DEC 20, 2007

Khamiis, December 20, 2007(HOL): Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay 64 guuradii ka soo wareegatay aas-aaskii Ciidanka Booliska Sooma...

Warkii oo dhan »