Wararka Maanta
Qaramada Midoobay oo wada hadal ugu baaqaday dhinacyada isku haya Soomaaliya
Khamiis, December 20, 2007(HOL): Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa ugu baaqday dhinacyada isku haya Soomaaliya in ay dagaallada joojiyaan, isla ma...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo UN-ka ku eedeeyay in uu ka badbadiyo Xaaladaha ka jira Soomaaliya
Khamiis, December 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa si kulul ugu eedeeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu buun-...
Warkii oo dhan »
Qarax Miino oo saaka ka dhacay meel u dhow fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Muqdisho
Khamiis, December 20, 2007(HOL): Qarax Miino oo aad u xooggan ayaa saaka wuxuu ka dhacay meel aan u dheereyn fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihi...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo markii ugu horeysay mamnuucay Jaridda Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha
Khamiis, December 20, 2007(HOL): Wareegto ka soo baxday Mas'uuliyiinta Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay lagu shaaciyay in Maamulku ka...
Warkii oo dhan »
Degmada Cadaado oo lagu soo gebagebeeyay tababar ku saabsan Xanaanada Xoolaha iyo Gargaarka Deg Dega ah
In ka Badan 3000 oo Neef oo lagu daweeyey deegaanka Bowda-Dhogorre Khamiis, December 20, 2007(HOL): Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud ee bartamaha S...
Warkii oo dhan »
Sidee looga Ciiday Magaalooyinka Somaliland?
Arbaco December 19, 2007 (HOL)- Guud ahaan dunida Islaamka, ayay umadda reer Somaliland maanta kala sinnayd Xuska Iiddal-Udxada ee sanadda Islaamka. T...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amar ah in aan la arki karin Askari aan Boolis ahayn oo dhex socda Waddooyinka Muqdisho
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday amar quseynaya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya e...
Warkii oo dhan »
Beelo ku dagaalay Tuulada Xaaji Cali oo ku heshiiyay in la dilo Qofkii hadda kadib Qof dila
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Odayaasha, Waxgaradka iyo Culumaa’udiinka Jufooyin ka soo wada jeeda Beesha Cabdalla Caroone ee Abgaal ayaa wa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo aawgeed
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaal...
Warkii oo dhan »
Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo dil iyo dhac ka geystay xaafado ka tirsan Degmada Waaberi
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dil iyo dhac ay geyste...
Warkii oo dhan »