Wararka Maanta
Magaalada Muqdisho oo aan maanta si weyn looga ciidin
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Maanta waxay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidda Carafo, waana maalin farxad leh oo ay dadka Muslimiinta ah si ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Isgoyska Aadan Cadde oo xalay la weeraray
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Isgoyska Aadan Cadde iyo nawaaxigiisa ayaa habeenkii xalay ahaa w...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledwweyne ee Gobolka Hiiraan oo maanta si weyn looga ciiday
Arbaco, December 19, 2007(HOL): Waxaa inta badan Maanta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Soomaaliya si weyn looga Oogay Munasabada Ciida Carafo oo ah Mu...
Warkii oo dhan »
Hoggaankii Urur-siyaasadeedka Qaran ee xirnaa oo la soo daayay iyo waxa ay ka yidhaahdeen soo dayntooda
Talaado, December 18, 2007(HOL): Hoggaankii sare ee Urur-siyaasadeedka Qaran, ayaa saaka waaberigii soo gaadhay Magaalada Hargeysa, ka dib markii xala...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday codsi uu u soo jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Talaado, December 18, 2007(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ogolaaday codsi uu u jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee jooga Gobollada Dhexe oo sheegay in ay ugaarsan doonaan Shaqsiyaad gacan-saar la leh Kooxo Kacdoono wada
Talaado, December 18, 2007(HOL): Sida HOL ay ka heshay Ilo lagu kal soonaan karo Ciidamada Itoobiya ee Sugan Magaalada Beledweyne ayaa bilaabay ...
Warkii oo dhan »
Labo Qoys oo ka cararayay Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa oo uu baabi’iyay Madfac ku dhacay
Talaado, December 18, 2007(HOL): Shalay gelinkii dambe ayay ahayd markii labo qoys oo deganaa Deegaanka Al-Hidaaya ee Degmada Huriwaa, isla markaana k...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uu soo dhisayo Xukuumada ka kooban 18 Wasiir
Talaado, December 18, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa sheegay in uu soo dhisayo X...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu wanaagsan yahay Caafimaadka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed
Talaado, December 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa sheegay in caafimaadka mad...
Warkii oo dhan »
Baaq ku wajahan in si deg deg ah loo sii daayo Jornaaliste lagu haysto Xeebaha Boosaas
Talaado, December 18, 2007(HOL): Waxaa Taariikhdu markay aheyd 16/12/2007 abaarihii 11 barqanimo lagu afduubtay Magaalada Boosaaso meel 30 kilo-mitir ...
Warkii oo dhan »