Wararka Maanta
Afhayeenka Siyaasadda Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ay xireen Ciidamada Dowladda Federaalka
Axad, December 16, 2007(HOL): Afhayeenka Siyaasadda Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye C/llaahi Xasan Abuukar (C/llaahi Dheere) ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Nabad-sugidda Kismaayo oo ay kooxo hubeysan meel fagaare ah ku toogteen
Axad, December 16, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saaka barqadii hal...
Warkii oo dhan »
Hay’adda CRD oo howlo nabadeyn iyo dib u heshiisiin ah ka wadda Gobolka Gedo
Axad, December 16, 2007(HOL): Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo lagu dhameynayo mad-madowga i...
Warkii oo dhan »
Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Wadada Makka Al-Mukarama
Axad, December 16, 2007(HOL): Subaxnimadii saaka ayaa waxaa qarax xooggan lala beegsaday gaadiid ay la socdeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Wadada...
Warkii oo dhan »
Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo sheegay in Madaafiicdii lagu garaacay Suuqa Bakaaraha ay ka dambeeyeen Ciidamada Itoobiya
Axad, December 16, 2007(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa sheegay in madaafiic dhawaan lagu tuuray Suu...
Warkii oo dhan »
Nin Rayid ah iyo Nin ku labistaa Dharka Ciidamada oo xalay lagu dilay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho
Axad, December 16, 2007(HOL): Labo nin oo mid uu rayid ahaa iyo nin kale oo ku labisnaa dharka Ciidamada Dowladda Federaalka balse ciidannimadiisa sha...
Warkii oo dhan »
Buqada Boodaale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo lagu guuleystay in la xiro kadib muddo shan bilood oo ay fatahaad sameyneysay
Axad, December 16, 2007(HOL): Buq uu ka fatahayay Webiga Shabeelle oo ku taala duleedka Degmada Jowhar ayaa lagu guuleystay in la xiro sida ay ku wara...
Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Bar-Koontarool oo ku taala Gobolka Hiiraan
Axad, December 16, 2007(HOL): Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa habeenimadii xalay waxaa ay weerar ku qaadeen halka lagu magacaabo (Qabno) oo ku ...
Warkii oo dhan »
Maayarkii Degmada Berbera oo Shil gaari ku geeriyooday
Axad, December 16, 2007(HOL): Alle ha u naxariistee, waxa saaka lagu aasay xabaalaha qaranka ee Magaalada Berbera Guddoomiyihii Golaha Degaanka Berber...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu Nairobi kula soo kulmay Rag ka tirsan Mucaaradka Dowladda Federaalka
Sabti, December 15, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta warbixin siinayay Mudan...
Warkii oo dhan »