Wararka Maanta

Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo si kala gooni gooni ah u beeniyay in ay Ciidamadooda madaafiic ku garaaceen Suuqa Bakaaraha

Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo si kala gooni gooni ah u beeniyay in ay Ciidamadooda madaafiic ku garaaceen Suuqa Bakaaraha

DEC 14, 2007

Jimco, December 14, 2007(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Dowladaha Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa waxay beeniyeen in ay Cii...

Warkii oo dhan »
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka warbixiyay halka ay u mareyso waan waan uu ka dhexwado Beelo ku dagaalamay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Sh/Dhexe

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka warbixiyay halka ay u mareyso waan waan uu ka dhexwado Beelo ku dagaalamay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Sh/Dhexe

DEC 14, 2007

Jimco, December 14, 2007(HOL): Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah Imaamka Beelaha Abgaal ayaa wuxuu ka warbixiyay halka ay u mareyso waan waan uu ka dhe...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Midowga Yurub ugu baaqday inay dib u eegaan Siyaasaddooda ku aaddan Somaliland

Xukuumadda Somaliland oo Midowga Yurub ugu baaqday inay dib u eegaan Siyaasaddooda ku aaddan Somaliland

DEC 14, 2007

Jimco, December 14, 2007(HOL): Wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Brussels ee xarunta Midawga Yurub Maxamuud Dacar, ayaa ugu baaqay inay Ururka M...

Warkii oo dhan »
In ka badan 10 ruux oo ku dhimatay Madaafiic maanta lagu garaacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha

In ka badan 10 ruux oo ku dhimatay Madaafiic maanta lagu garaacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): 11 ruux oo Rayid ah ayaa geeriyooday, in ka badan 15 ruux oo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay maanta qeybo k...

Warkii oo dhan »
Madaafiic ku dhacday Gudaha Suuqa Bakaaraha oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay iyo dagaal ka socda Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid

Madaafiic ku dhacday Gudaha Suuqa Bakaaraha oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay iyo dagaal ka socda Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): Labo Madfac oo loo maleeyay in ay yihiin hoobiyayaal ayaa ku dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha, waxayna geysteen khasaare...

Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo madaafiic la isugu adeegsaday oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal xooggan oo madaafiic la isugu adeegsaday oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmar...

Warkii oo dhan »
Labo ka mid ah Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee Markabka ku heystay Xeebta Boosaaso oo la qabtay

Labo ka mid ah Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee Markabka ku heystay Xeebta Boosaaso oo la qabtay

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): Ciidamada Ammaanka  Xeebaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxay gacanta ku dhigeen labo ka mid ah Kooxo Burcad...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya oo xalay Baydhabo lagu dilay

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya oo xalay Baydhabo lagu dilay

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Bayd...

Warkii oo dhan »
Markab Xoolo ka qaaday Soomaaliya oo Sacuudiga laga soo celiyay oo  ku degay Xeebaha Yemen

Markab Xoolo ka qaaday Soomaaliya oo Sacuudiga laga soo celiyay oo ku degay Xeebaha Yemen

DEC 13, 2007

Khamiis, December 13, 2007(HOL): Waxaa xeebaha Dalka Yemen ku degay Markab waday 10 Kun Neef oo Ari ah oo uu ka qaatay Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti,...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo lagu weeraray Qarax Miino oo ka dhacay Magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo lagu weeraray Qarax Miino oo ka dhacay Magaalada Beledweyne

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa goor dhaweyd ka bad-baaday isku day la doonayay in lag...

Warkii oo dhan »