Wararka Maanta
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Talaado,December 11, 2007(HOL): Ilaa 8 ruux ayaa ku geeriyootay 16 ruux oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal saaka aroortii ka dhacay Tuulada Xaaji ...
Warkii oo dhan »
Shir looga hadlay Ammaanka Gobolka Banaadir oo maanta lagu Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed
Talaado,December 11, 2007(HOL): Shir looga hadlayo Ammaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliya ee Mag...
Warkii oo dhan »
Miino lagu qarxiyay Isgoyska Howl-Wadaag oo sababtay dhimashada 5 Ruux oo isugu jira Ciidamada Dowladda iyo Dad Rayid ah
Talaado,December 11, 2007(HOL): Shan Ruux oo seddex ka mid ah ay yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa geeriyootay, seddex ruux oo rayi...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Magaalada Kismaayo aysan ka talin Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado,December 11, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee ...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay mar kale weerar ku qaaday Saldhigga Galbeed ee Degmada Dharkeenley
Talaado,December 11, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay mar kale weerar ku qaadeen Saldhigga Galbeed ee degmada Dharkeenl...
Warkii oo dhan »
Dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxaha ka soo horjeeda oo loogu baaqay in ay xormeeyaan Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha
Isniin, December 10, 2007(HOL): Hay’adda u dooda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee kala ah INXA iyo Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa maanta waxay magaalad...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in muqdisho aysan weli ka bixin gacanta Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya
Isniin, December 10, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) ayaa sheegay in Muqd...
Warkii oo dhan »
Labo ruux oo maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha
Isniin, December 10, 2007(HOL): Labo ruux oo rayid ah ayaa maanta waxay ku geeriyoodeen gudaha Suuqa Bakaaraha, kadib markii ay haleeshay rasaas ay fu...
Warkii oo dhan »
Mas’uul ka qeybgalay Shirkii Asmara oo maanta laga masaafuriyay Magaalada Kismaayo
Isniin, December 10, 2007(HOL): Ugaas Maxamed Weli oo ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka Soomaaliya, isla markaana ka qeybgalay Shirkii ay dhawaan koox...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay lagu rasaaseeyay Magaalada Baydhabo
Isniin, December 10, 2007(HOL): Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu rasaaseeyay gaari uu la socday Xildhiba...
Warkii oo dhan »