Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay ka baxay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka oo ay muddo bil ah ku sugnaayeen

Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay ka baxay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka oo ay muddo bil ah ku sugnaayeen

DEC 08, 2007

Sabti, December 08, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo muddo bil ah ku sugnaa qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa halkaas isaga b...

Warkii oo dhan »
14 Ruux oo ku geeriyootay Dagaal labo Beelood ku dhexmaray Deegaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

14 Ruux oo ku geeriyootay Dagaal labo Beelood ku dhexmaray Deegaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

DEC 08, 2007

Sabti, December 08, 2007(HOL): Dagaallo ku saleysan Aargoosi Qabiil iyo muran dhinaca deegaanka ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhiteen in ka bada...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab ku heysta Xeebta Boosaaso oo diiday in ay isa soo dhiibaan

Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab ku heysta Xeebta Boosaaso oo diiday in ay isa soo dhiibaan

DEC 08, 2007

Sabti, December 08, 2007(HOL): Waxaan weli lagu guuleysan in Kooxo Burcad Badeed ah oo heysta Markab ay qafaasheen ay isu dhiibaan maamulka Puntland, ...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah ka qaybgalayaasha Shirkii Dib-u-heshiisiinta Muqdisho oo Somaliland Xabsiga u taxaabtay

Mid ka mid ah ka qaybgalayaasha Shirkii Dib-u-heshiisiinta Muqdisho oo Somaliland Xabsiga u taxaabtay

DEC 08, 2007

Sabti, December 08, 2007(HOL): Taliyaha Booliska Somaliland Col. Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa xaqiijiyey in Booliska Garoonka Diyaaradaha Berbera ay x...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka baxay Isbitaalkii uu ku jiray, kuna sii jeeda Magaalada London

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka baxay Isbitaalkii uu ku jiray, kuna sii jeeda Magaalada London

DEC 07, 2007

MADAXWEYNE YUUSUF: “Qaar ka mid ah Joornaalistayaasha ayaa Adduunka u sheegay in aan mar hore dhintay, laakin hadda waad i aragtaa, waxaana u maleyn...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Banaadir oo geeriyooday

Mid ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Banaadir oo geeriyooday

DEC 07, 2007

Jimco,December 07, 2007(HOL): Waxaa saaka ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho mid ka mid ah Guddoomiye ku xigeennadii Gobolka Bana...

Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka oo maalintii todobaad Xabsi ku jira

Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka oo maalintii todobaad Xabsi ku jira

DEC 07, 2007

Jimco,December 07, 2007(HOL): Waxaa maalintii 7aad xabsi ku jira Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka ee magaalada Muqdisho Yuusuf Shiikh Maxamed...

Warkii oo dhan »
Magaalada Baydhabo oo xalay Bandow ku jirtay kadib qaraxyo shalay ka dhacay

Magaalada Baydhabo oo xalay Bandow ku jirtay kadib qaraxyo shalay ka dhacay

DEC 07, 2007

Jimco,December 07, 2007(HOL):  Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay oo ay shalay ka dhaceen qaraxyo lala beegsaday Gaadiid ay wateen Ciidamo...

Warkii oo dhan »
Wada hadallo lagu heshiisiinayo guddoomiye ku xigeennada Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Jowhar ka socda

Wada hadallo lagu heshiisiinayo guddoomiye ku xigeennada Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Jowhar ka socda

DEC 07, 2007

Jimco,December 07, 2007(HOL): Wada hadallo lagu heshiisiinayo Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhawaan maleeshiyooyin u daacad ah ...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ay tacaddiyo ka geysteen Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ay tacaddiyo ka geysteen Muqdisho

DEC 06, 2007

Xog uu soo uruuriyay Gudiga Xuququl-Insaanka iyo Xog uruurinta Xadgudubyada Golaha Dhaqanka Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Khamiis, December 06...

Warkii oo dhan »