Wararka Maanta

Saldhigga Galbeed ee Degmada Dharkeenley oo xalay Kooxo hubeysan ay weerareen

Saldhigga Galbeed ee Degmada Dharkeenley oo xalay Kooxo hubeysan ay weerareen

DEC 05, 2007

Arbaco, December 05, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Galbeed ee Degmada Dharkeenley, iyagoo halk...

Warkii oo dhan »
Maraakiib Dagaal oo ay leeyihiin Dowladaha Mareykanka iyo Faransiiska oo Xeebta Boosaaso ku hareereeyay Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab heysta

Maraakiib Dagaal oo ay leeyihiin Dowladaha Mareykanka iyo Faransiiska oo Xeebta Boosaaso ku hareereeyay Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab heysta

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin Dowladaha Mareykanka iyo Faransiiska ayaa waxay Xeebta Boosaaso ku hareereeyeen Koox...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo u amba baxay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo u amba baxay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas goor dhaw...

Warkii oo dhan »
Dad badan oo maanta ka barakacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa

Dad badan oo maanta ka barakacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Dad badan ayaa maanta waxay ka barakaceen Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir, kuwaasi oo u badan C...

Warkii oo dhan »
Caawi Maxamed C/qaadir C/llaahi oo ay la soo deristay dhibaato caafimaad-darro

Caawi Maxamed C/qaadir C/llaahi oo ay la soo deristay dhibaato caafimaad-darro

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Max'ed C/qaadir C/laahi oo ah wiil da' yar oo ku  nool Gobalka Hiiraan ayaa waxaa la soo darsay dhibaato dh...

Warkii oo dhan »
Fariisin ay ku sugan yihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo xalay la weeraray iyo Ciidamadaas oo maanta howlgallo sameeyay

Fariisin ay ku sugan yihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo xalay la weeraray iyo Ciidamadaas oo maanta howlgallo sameeyay

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Fariisin ay ku sugan yihiin Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa weer...

Warkii oo dhan »
Wasiirro ka tirsan Xukuumaddii uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo is-casilay

Wasiirro ka tirsan Xukuumaddii uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo is-casilay

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Ilaa iyo shan Wasiir oo ka tirsanaa Xukuumaddii uu soo dhisay Ra’iisal  Wasaare Nuur Cadde ayaa xilalkii loo m...

Warkii oo dhan »
Madaxa Gargaarka Deg Dega ah ee Qaramada Midoobay oo ka deyriyay Xaaladda Nololeed ee Dadka ka barakacay Dagaallada Muqdisho

Madaxa Gargaarka Deg Dega ah ee Qaramada Midoobay oo ka deyriyay Xaaladda Nololeed ee Dadka ka barakacay Dagaallada Muqdisho

DEC 04, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): John Holmes oo ah Madaxa Gar gaarka Deg dega ah ee QM ayaa wareysi uu siyaay  BBCda qeybteeda dibada la hadasha ...

Warkii oo dhan »
Xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa oo  Madaafiic BM uu ku jiro  lagu garaacayo

Xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa oo Madaafiic BM uu ku jiro lagu garaacayo

DEC 03, 2007

Isniin, December 03, 2007(HOL): Goor dhaweyd ayaa waxaa xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ka bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya C...

Warkii oo dhan »
Wasiirrada uu soo Magacaabay Ra’iisal Wsaaare Nuur Cadde Xilalkooda iyo Qabaa’illada ay ka soo jeedaan

Wasiirrada uu soo Magacaabay Ra’iisal Wsaaare Nuur Cadde Xilalkooda iyo Qabaa’illada ay ka soo jeedaan

DEC 03, 2007

Isniin, December 03, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu so dhisay Xukuumad ka ...

Warkii oo dhan »