Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisay Xukuumad u badan Wasiirrada Xukuumaddii Ra’iisal Wasaare Geeddi

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisay Xukuumad u badan Wasiirrada Xukuumaddii Ra’iisal Wasaare Geeddi

DEC 03, 2007

Isniin, December 03, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu so dhisay Xukuumad ka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xukuumadda cusub ugu baaqay in ay hal sano ku qabato wax lagu qaban waayay Seddexdii sano ee la soo dhaafay

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xukuumadda cusub ugu baaqay in ay hal sano ku qabato wax lagu qaban waayay Seddexdii sano ee la soo dhaafay

DEC 03, 2007

Isniin, December 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo la dardaarmayay Xubnaha Xukuumadda Federaalka Soo...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo saaka ku dagaalamay Magaalada Jowhar

Ciidamo ka wada tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo saaka ku dagaalamay Magaalada Jowhar

DEC 03, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Magaalada Jowhar ee caasimadda u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa saaka aroortii waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ci...

Warkii oo dhan »
MOWLIID MACAANI: “Jareer-weyne oo 7 Kursi Baarlamaanka ku leh isla markaana degan 9 gobol xaq ma ahan in la siiyo Wasiir ku xigeen kaliya”

MOWLIID MACAANI: “Jareer-weyne oo 7 Kursi Baarlamaanka ku leh isla markaana degan 9 gobol xaq ma ahan in la siiyo Wasiir ku xigeen kaliya”

DEC 03, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ahaa Wasiirkii Isboortiga Xukuumaddii Ra’iisal Wasaare Geedi, isla markaana ...

Warkii oo dhan »
R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen oo soo magacaabay Golihiisii Wasiirada

R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen oo soo magacaabay Golihiisii Wasiirada

DEC 02, 2007

Axad, December 02 (HOL) - R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa  maanta soo magacaabay golihiisii wasiirada. Magacyada Cusub ee kuwii hor...

Warkii oo dhan »
Labo Nin oo maanta lagu toogtay Suuqa Bakaaraha

Labo Nin oo maanta lagu toogtay Suuqa Bakaaraha

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa maanta waxaa lagu dilay inta u dhaxeysa Waddooyinka koowaad iyo labaad ee Suuqa Bakaar...

Warkii oo dhan »
Safiirka Somalia u fariisanaya Uganda oo soo gaaray Magaaladda Kampala

Safiirka Somalia u fariisanaya Uganda oo soo gaaray Magaaladda Kampala

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Danjiraha Somalia u fadhin doona wadanka Uganda Ambassador Sayid Axmed Shiikh Daahir ayaa maalintii shalay aheyd soo gaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo howlgallo ka wada Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho oo ay xalay iska hor-imaadyo ka dhaceen

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo howlgallo ka wada Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho oo ay xalay iska hor-imaadyo ka dhaceen

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa saaka waxay howlgallo ka wadaan xaafado ka mid ah Degmooyinka Huriwaa iy...

Warkii oo dhan »
Gaari uu leeyahay Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Banaadir oo Miino loo dhigay

Gaari uu leeyahay Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Banaadir oo Miino loo dhigay

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Indhawaalaba xaaladda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid ay ka dhacayeen qaraxyo, di...

Warkii oo dhan »
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebiyay mid ka mid ah Jaamacadaha ugu waa weyn dalka Ingiriiska

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebiyay mid ka mid ah Jaamacadaha ugu waa weyn dalka Ingiriiska

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Xaflad qalin jabin ah oo ay Jaamacad uga baxeen Arday Soomaaliyeed ayaa 26/11/07 lagu qabtay Magaalada London ee Dalka I...

Warkii oo dhan »