Wararka Maanta

Xukuumadda Somaliland oo wax ka bedeshay go’aankii ay dalka kaga saaraysay 21 Suxufi oo reer Muqdisho ah

Xukuumadda Somaliland oo wax ka bedeshay go’aankii ay dalka kaga saaraysay 21 Suxufi oo reer Muqdisho ah

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL):  Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay muddo ku dartay waqtigii ay markii hore u qabatay inay Somaliland ka...

Warkii oo dhan »
Golaha Midnimada Soomaaliyeed iyo Madaxweynaha Dalka Finland oo ka wada hadlay Arrimaha Dalka Soomaaliya

Golaha Midnimada Soomaaliyeed iyo Madaxweynaha Dalka Finland oo ka wada hadlay Arrimaha Dalka Soomaaliya

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL):  Xubno ka tirsan Gudiga Fulinta ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed ayaa Xarunta madaxtooyada Finlanad waxay kula k...

Warkii oo dhan »
Qarax Xooggan oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo

Qarax Xooggan oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu saaka halkaas ka dhacay qaraxa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xaaladda Nabadgelyo ee Soomaaliya ay ka soo reyneyso

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xaaladda Nabadgelyo ee Soomaaliya ay ka soo reyneyso

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL):  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadad Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo isagoo ku sugan Magaala...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo dhexmaray Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo jidka u galay

Dagaal culus oo dhexmaray Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo jidka u galay

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL):  Ciidamo ka tirsan ilaalada Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Kooxaha kacdoonka ka wada qeybo ka mid ah Goballada ...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaadyo xalay ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

Iska hor-imaadyo xalay ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

DEC 06, 2007

Khamiis, December 06, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan...

Warkii oo dhan »
Xayiraaddii ay Dowladda Federaalka ku soo rogtay Garoomada iyo Dekedaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo la qaaday

Xayiraaddii ay Dowladda Federaalka ku soo rogtay Garoomada iyo Dekedaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo la qaaday

DEC 05, 2007

Talaado, December 04, 2007(HOL): Waxaa la qaaday xayiraad ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo rogtay Garoomada iyo Dekeddaha gobolka Shabeelaha H...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo Beesha Caalamka ka codsatay in ay gacan ka geysato sidii Ciidamo ka socda Midowga Afrika loo geyn lahaa Soomaaliya

Itoobiya oo Beesha Caalamka ka codsatay in ay gacan ka geysato sidii Ciidamo ka socda Midowga Afrika loo geyn lahaa Soomaaliya

DEC 05, 2007

Arbaco, December 05, 2007(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa waxay beesha caalamka ka codsatay in ay gacan ka geysato sidii Ciidamo ka socda Dalalka Midowga...

Warkii oo dhan »
Maxaa Isbitaalka loo dhigay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, mise jirtaa in uusan caafimaadkiisa wanaagsaneyn?

Maxaa Isbitaalka loo dhigay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, mise jirtaa in uusan caafimaadkiisa wanaagsaneyn?

DEC 05, 2007

(Dhaqtarka daweynaya oo ka hadlaya) Arbaco, December 05, 2007(HOL): Wakaalaha Wararka Caalamka iyo Warbaahinta ka howlgasha gudaha Dalka Soomaaliya ay...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Xukuumaddiisa ay sameyneyso Dib u heshiisiin buuxda oo laga wada qeybgalo

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Xukuumaddiisa ay sameyneyso Dib u heshiisiin buuxda oo laga wada qeybgalo

DEC 05, 2007

Arbaco, December 05, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo u waramayay Idaacadda BBC-da a...

Warkii oo dhan »