Wararka Maanta
YUUSUF DABA-GEED: “ Waa inoo dagaal Kooxaha Kacdoonka wada ee ha diyaar-garoobeen”
Isniin, December 10, 2007(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in Maamulkiisu ka soo dhamaaday dulqaadkii loo ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo saaka howlgallo ka wada inta u dhaxeysa Isgoysyada Towfiiq iyo Fagax ee Degmada Yaaqshiid
Isniin, December 10, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa saaka waxay howlgallo ka wadaan xaafadaha ku yaala hareeraha Wadada 30...
Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Degmada Buulo Burte kadib Dagaal shalay ka dhacay
Isniin, December 10, 2007(HOL): Xaalada Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan ayaa degan kadib dagaal maalintii shalay ahayd ku dhax-maray guda...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladdu Dadka wey dhacaan waayo saaka ayay iga qaateen Taleefoonkeygii Gacanta
Axad, December 09, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xili aan ku sii jeeda Xafiiska Hiiraan Online ee&n...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo jawaab ka bixiyay hadal uu sii daayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Axad, December 09, 2007(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu sii daayay ...
Warkii oo dhan »
Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid oo xalay ay ku dhaceen Madaafiic Hoobiyayaal ah oo aan la ogeyn meel laga soo tuuray
Axad, December 09, 2007(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ku dhacay madaafiic hoobiyayaal ...
Warkii oo dhan »
Aragtida Siyaasiyiinta Somaliland ee Masaafurinta 24 Suxufi oo reer Muqdisho ah
Axad, December 09, 2007(HOL): Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay amarka ay Xukuumadda ...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Isbaheysigs Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo Mareykanka kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Mareykanka
Axad, December 09, 2007(HOL): Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa waxay booqasho ku tageen Dalka Mareykanka, halkaasi oo ay kula...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Saxaafadda
Sabti, December 08, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xaruntooda KMG ah ee Magaalada Baydhabo ayaa gunaanadk...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Buulo-Burte ee Gobolka Hiiraan
Sabti, December 08, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo lagu soo wara...
Warkii oo dhan »