Wararka Maanta

Qaraxyo Miino oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Afgooye  iyo Beledweyne ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose

Qaraxyo Miino oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Afgooye iyo Beledweyne ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Labo qarax oo ka dhashay Miinooyinka dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa maanta waxay ka dhaceen magaalooyi...

Warkii oo dhan »
Maamulka Jubbada Hoose oo jawaab ka bixiyay hadal uu sheegay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

Maamulka Jubbada Hoose oo jawaab ka bixiyay hadal uu sheegay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta wuxuu ka hadlay hadal uu dhawaan sii daayay Madaxweynaha Dowladda Federaalk...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali ah oo la wareegay fariisin ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku yaala

Ciidamo Soomaali ah oo la wareegay fariisin ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku yaala

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali ah oo la sheegay in lagu soo tababaray Dalka Itoobiya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa la dhigay oo ay...

Warkii oo dhan »
Dad u qaxay Deegaannada Shiikh Cali Cabdulle iyo Galgalato oo la iska iloobay

Dad u qaxay Deegaannada Shiikh Cali Cabdulle iyo Galgalato oo la iska iloobay

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Xaalada dadka soo barakacay ee ku jira xeryaha xaqootiga ee deegaanka Shiikh Cali Cabdulle iyo Galgalato ee bariga Mag...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland oo is-casilay kadib markii ay wada shaqeyn waayeen isaga iyo Madaxweyne Cadde Muuse

Wasiirka Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland oo is-casilay kadib markii ay wada shaqeyn waayeen isaga iyo Madaxweyne Cadde Muuse

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Wasiirkii Dekedaha Maamulka Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii wasaaradeed ...

Warkii oo dhan »
Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee Markabka ku heystay Xeebta Boosaaso oo ka degay Markabkii ay saarnaayeen

Kooxihii Burcad Badeedka ahaa ee Markabka ku heystay Xeebta Boosaaso oo ka degay Markabkii ay saarnaayeen

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka W/Bari ayaa waxay sheegayaan in uu xalay halkaas ka shiraacday ...

Warkii oo dhan »
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku guuleystay in uu xabad-joojin dhexdhigo Beelo ku dagaalamay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku guuleystay in uu xabad-joojin dhexdhigo Beelo ku dagaalamay Tuulada Xaaji Cali ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Imaam Maxamuud Imaam Cuma...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in Rag ku labisan dharka Ciidamada ay Dadka dhacaan

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in Rag ku labisan dharka Ciidamada ay Dadka dhacaan

DEC 12, 2007

Arbaco, December 12, 2007(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in rag ku labisan Ciidamada Dow...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Suxufiyiinta Reer Muqdisho ee ku sugan Hargeysa ee loogu baaqay in ay Somaliland ka baxaan?

Waa sidee Xaaladda Suxufiyiinta Reer Muqdisho ee ku sugan Hargeysa ee loogu baaqay in ay Somaliland ka baxaan?

DEC 11, 2007

Talaado,December 11, 2007(HOL): Waqtigii ay Xukuumadda Somaliland u qabatay inay dalka kaga baxaan Suxufiyiinta reer Muqdisho ee ku sugan Magaalada Ha...

Warkii oo dhan »
Go’aan Madaxweynaha Somaliland ka soo saaray Muddada Golayaasha Deegaanka Dalka

Go’aan Madaxweynaha Somaliland ka soo saaray Muddada Golayaasha Deegaanka Dalka

DEC 11, 2007

Talaado,December 11, 2007(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa go’aan ka soo saaray muddo-kordhinta Golayaasha deegaanka da...

Warkii oo dhan »