Wararka Maanta

Magaalada Kismaayo oo heegan la geliyay kadib markii la helay warar sheegaya in la soo weerarayo

Magaalada Kismaayo oo heegan la geliyay kadib markii la helay warar sheegaya in la soo weerarayo

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada gacanta ku haya...

Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlayay Sugidda  Ammaanka Muqdisho oo ay yeesheen Odayaal ka socday Beesha Habargidir iyo Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka

Kulan looga hadlayay Sugidda Ammaanka Muqdisho oo ay yeesheen Odayaal ka socday Beesha Habargidir iyo Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Kulan looga hadlayay wax ka qabashada xaaladaha amni-darrada ah ee ka jira magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa uu ka d...

Warkii oo dhan »
Tv-ga  Soomaaliga ah ee Universal oo u dabaaldegay sanadguuradiisii 2-aad  ee ka soo wareegatay markii  la furay Xaruntiisa Muqdisho

Tv-ga Soomaaliga ah ee Universal oo u dabaaldegay sanadguuradiisii 2-aad ee ka soo wareegatay markii la furay Xaruntiisa Muqdisho

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeybgaleen Mas’uulyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Ururrada bulshada, Warbaahin...

Warkii oo dhan »
Dad ka soo barakacay Dagaallada Muqdisho oo eedeyn u jeedinaya Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Hay’adaha Samafalka

Dad ka soo barakacay Dagaallada Muqdisho oo eedeyn u jeedinaya Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Hay’adaha Samafalka

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Gobalka Hiiraan waxaa uu ka mid yahay Gobalada ay sida weyn u soo buux dhaafiyeen dadka ka soo baxsanaya Dagaalada aan ...

Warkii oo dhan »
Iska Hor-imaad xooggan oo ka dhacay Waddooyinka Koowaad iyo Labaad ee Suuqa Bakaaraha

Iska Hor-imaad xooggan oo ka dhacay Waddooyinka Koowaad iyo Labaad ee Suuqa Bakaaraha

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda a...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Warfaafinta Itoobiya oo sheegtay in dagaallo ka dhacay Muqdisho lagu dilay dagaalyahanno ka tirsanaa Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab

Wasaaradda Warfaafinta Itoobiya oo sheegtay in dagaallo ka dhacay Muqdisho lagu dilay dagaalyahanno ka tirsanaa Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in dagaallo ka dhacay magaalada Muqdisho ay Ciidamada ...

Warkii oo dhan »
Qarax Xooggan oo saaka ka dhacay Xaafadda Isha ee magaalada Baydhabo

Qarax Xooggan oo saaka ka dhacay Xaafadda Isha ee magaalada Baydhabo

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Qarax aad u xooggan ayaa wuxuu goor dhaweyd ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay, kaasi oo lala bee...

Warkii oo dhan »
Burundi, Ghana iyo Nigeria oo Soomaaliya Ciidamo u soo diraya dhawaan

Burundi, Ghana iyo Nigeria oo Soomaaliya Ciidamo u soo diraya dhawaan

DEC 15, 2007

Sabti, December 15, 2007(HOL): Ciidamo ka socda Dowladda Burundi oo gaaraya hal battalion ayaa la filayaa in ay dhawaan soo gaaraan Caasimadda Dalka S...

Warkii oo dhan »
Samafalad Caan ahayd oo  ku geeriyootay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Samafalad Caan ahayd oo ku geeriyootay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose

DEC 14, 2007

Jimco, December 14, 2007(HOL): Waxaa saaka barqadii ku geeriyootay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose Samafalad caan ahayd oo si weyn looga y...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo Dad Rayid ah ku dilay, kuna dhaawacay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

Ciidamada Itoobiya oo Dad Rayid ah ku dilay, kuna dhaawacay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

DEC 14, 2007

Jimco, December 14, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha, gaar ahaan inta u dhaxeysa Garoonka Kubadda Cagta ...

Warkii oo dhan »