Wararka Maanta
Dad ku dhintay Madaafiic mar kale lagu garaacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho
Isniin, December 17, 2007(HOL): Labo ruux ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii maanta duhurnimadii ma...
Warkii oo dhan »
Jaamacad cusub oo laga furay Magaalada Borama
Isniin, December 17, 2007(HOL): Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furista Jaamacadda cusub ee Eelo Amerika ayaa shalay lagu qabtay magaalada Boorama oo...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo sheegay in la bilaabayo sahaminta Kheyraadka dalka
Isniin, December 17, 2007(HOL): Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Somaliland Md. Qaasim Sh. Yuusuf Ibraahim ayaa sheegay in bishan aynu ku jiro ...
Warkii oo dhan »
Suldaan Faqi Saciid Faqi oo loo caleemo saarey Suldaanka cusub ee Beesha Shangamaas ee Tunni
Isniin, December 17, 2007(HOL): Wada tashiyo iyo wada xaajood badan kadib ayaa waxaa dhaqanka, Siyaasiyiinta, Culamaa’uddiinka , Haweenka iyo dhalli...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaadyo ka socda qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho
Isniin, December 17, 2007(HOL): Iska hor-imaad hubeysan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa g...
Warkii oo dhan »
Uganda oo bedeleysa Ciidamada ka jooga Magaalada Muqdisho
Isniin, December 17, 2007(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay bedeleyso Ciidamadeeda ku sugan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, isla ma...
Warkii oo dhan »
Dagaallo xalay ka dhacay fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka oo ku yaala Degmooyinka Yaaqshiid, Waaberi iyo Hodan
Isniin, December 17, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka dhcay weerarro lagu qaaday fariisimo ay ku ...
Warkii oo dhan »
Milkilaha Shineemo lagu daawanayay Ciyaar ka tirsan Horyaalka Ingiriiska oo xalay la toogtay
Isniin, December 17, 2007(HOL): Milkilihii Shineemo lagu daawan jiray Ciyaaraha Kubadda Cagta iyo Aflaanta ayaa xalay waxaa toogtay kooxo bastoolado k...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadihii Islaamka oo markii ugu horeysay sheegay in aan awooddoodii la wiiqin oo ay weli jiraan
Isniin, December 17, 2007(HOL): Afhayeenka Maxkamadihii Islaamka Soomaaliya Shiikh C/raxiin Cali Muudey oo markii ugu horeysay codkiisa laga maqlayay ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisaya Xukuumad kale oo ka tayo badan tii uu horay u soo dhisay
Axad, December 16, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa u sheegay xubnaha Xukuumaddii ...
Warkii oo dhan »