Wararka Maanta

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo ku qabsaday war ay sii daayeen Idaacado ka howlgala Magaalada Beledweyne

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo ku qabsaday war ay sii daayeen Idaacado ka howlgala Magaalada Beledweyne

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Ciidamada Dowlada Itoobiya ee Fadhigoodu yahay Duleedka Duleedka Magalada Beledweyne ayaa ku tilmaamay qaar ka mid qalab...

Warkii oo dhan »
Socdaalka Nabadda iyo is-dhex-galka Bulshada oo ka bilowday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Socdaalka Nabadda iyo is-dhex-galka Bulshada oo ka bilowday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

DEC 02, 2007

Axad, December 02, 2007(HOL): Isku-soo-bax balaaran oo loogu magac-daray Socdaalka Nabadda iyo is-dhex-galka Bulshada, laguna taageerayo nabadda ayaa ...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo is-rasaaseyn daba-socotay oo goor dhaweyd ka dhacay  Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo iyo is-rasaaseyn daba-socotay oo goor dhaweyd ka dhacay Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): ilaa seddex qarax oo xooggan iyo is-rasaaseyn muddo socotay ayaa goor dhaweyd waxay ka dhacday Wadada Labaad ee Suuqa B...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Raggii ka dambeeyay dilka Guddoomiyihii Waaxda Siinaay ee Degmada Boondheere

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Raggii ka dambeeyay dilka Guddoomiyihii Waaxda Siinaay ee Degmada Boondheere

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in la soo qabtay raggii ka dambeeyay dilka Guddoomiyihii W...

Warkii oo dhan »
Qareenno difaacayay Guddoomiyihii Maxkamadda sare oo xabsi ku jira oo is-casilay

Qareenno difaacayay Guddoomiyihii Maxkamadda sare oo xabsi ku jira oo is-casilay

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): Avv. Xasan Diiriye Afrax, Avv. Maxamed Shiikh Cali iyo Avv. Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ahaa Qareenno difaacayay Gu...

Warkii oo dhan »
Fariisin ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka oo saakay lagu weeraray Magaalada Muqdisho

Fariisin ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka oo saakay lagu weeraray Magaalada Muqdisho

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): Fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin agagaarka Villa Baydhabo ee Magaalada Muqdisho ayaa w...

Warkii oo dhan »
Maxaa keenay in Xulka Kubadda Kolayga Soomaaliyeed aysan ka qeybgalin tartankii Jaamacadda Carabta?

Maxaa keenay in Xulka Kubadda Kolayga Soomaaliyeed aysan ka qeybgalin tartankii Jaamacadda Carabta?

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL):  Waxaa Axaddii ina soo dhaaftey lagu soo gabagabeeyey tartankii cayaaraha ee dawladaha Jaamacada carabta “the 11...

Warkii oo dhan »
Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in uu xaalad dhuumaaleysi ah galay kadib markii ay soo gaareen hanjabaado badan

Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in uu xaalad dhuumaaleysi ah galay kadib markii ay soo gaareen hanjabaado badan

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo u waramayay Laanta Afka Soomaaliga ee B...

Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo lagu qabanayo Magaalada Addis Ababa

Kulan looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo lagu qabanayo Magaalada Addis Ababa

DEC 01, 2007

Sabti, December 01, 2007(HOL): Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socota qaban qaabo loogu jiro shir looga hadlayo arrim...

Warkii oo dhan »
Dilal iyo Qarax xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Dilal iyo Qarax xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

NOV 30, 2007

Jimco, November 30, 2007(HOL):  Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay iyo maanta waxaa ka dhacay qarax iyo dilal ay waxyee...

Warkii oo dhan »