Wararka Maanta

Dowladda Federaalka oo ogolaatay in Baasaboorkii hore ee Soomaaliya lagu soo xajiyo

Dowladda Federaalka oo ogolaatay in Baasaboorkii hore ee Soomaaliya lagu soo xajiyo

NOV 28, 2007

Arbaco, November 28, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ogolaatay in Xujaayda sanadkan ay isticmaalaan Baasaboorkii...

Warkii oo dhan »
Fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya oo xalay la weeraray iyo meydadka Dad rayid ah oo saaka lagu arkay Deegaano ka mid ah Muqdisho

Fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya oo xalay la weeraray iyo meydadka Dad rayid ah oo saaka lagu arkay Deegaano ka mid ah Muqdisho

NOV 28, 2007

Arbaco, November 28, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ka dhacay weerarro lagu qaaday fariisimo ay degan y...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay Ciidamadiisa ku qasbanaadeen in ay Soomaaliya sii joogaan

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay Ciidamadiisa ku qasbanaadeen in ay Soomaaliya sii joogaan

NOV 28, 2007

Arbaco, November 28, 2007(HOL):  Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in ay ku dheeraatay mudadii uu ugu talagalay in uu Ciida...

Warkii oo dhan »
Khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka

Khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka

NOV 28, 2007

Arbaco, November 28, 2007(HOL):  Xubno ka tirsan Gudiga Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay in Gudoomyaha Gudigaas Mudane Is...

Warkii oo dhan »
Gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo qaraxyo lagu weeraray

Gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo qaraxyo lagu weeraray

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay qaraxyo lala beegsaday Gaadiid ay...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo joojisay furitaanka Jaamacadaha

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo joojisay furitaanka Jaamacadaha

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa mamnuucday oo joojisay abuuritaanka Jaamacado gaar loo leeyahay, ilaa ...

Warkii oo dhan »
Faah faahin ku saabsan Khasaaraha Dagaal Duleedka Beledweyne ku dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Kooxo hubeysan

Faah faahin ku saabsan Khasaaraha Dagaal Duleedka Beledweyne ku dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Kooxo hubeysan

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Madaafiic iyo Rasaas Culus oo ay ridayeen Ciidamada Itoobiya ayaa habeenimadii xalay abaara saacaddu markey aha...

Warkii oo dhan »
MADOOBE NUUNOW: “ Saxaafadda ka howlgasha Magaalada Muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ay dul-qaataan tan iyo inta uu ka soo baxayo Sharciga Saxaafadda”

MADOOBE NUUNOW: “ Saxaafadda ka howlgasha Magaalada Muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ay dul-qaataan tan iyo inta uu ka soo baxayo Sharciga Saxaafadda”

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa Saxafiyiinta ka howl...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka wada inta u dhaxeysa Deegaanka Bacda iyo Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka wada inta u dhaxeysa Deegaanka Bacda iyo Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Ciidamada Dowlada Itoobiya oo ku hubeysan gawaarida Dagaalka kuwasoo qaarkood ka soo dhaqaaqay Degmada Feer-fee...

Warkii oo dhan »
Seminaar ay ka qeybgelayaan Saxafiyiin iyo Sharci-yaqaanno oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Seminaar ay ka qeybgelayaan Saxafiyiin iyo Sharci-yaqaanno oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

NOV 27, 2007

Talaado, November 27, 2007(HOL):  Seminaar socon doona muddo saddex cisho ah, ayna ka qeyb qaadanayaan qaar ka mid ah saxafiyiinta ka hawlgala ma...

Warkii oo dhan »