Wararka Maanta
Fursado Muhiim ah oo horyaala Mucaaradka Dowladda Federaalka iyo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Axad, November 25, 2007(HOL): Magacaabista Ra'iisul Wasaare Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) waxaa la oran karaa waa mid albaab cusub u furi karta h...
Warkii oo dhan »
Shirkadaha Duulimaadyada iyo Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka oo isku haya Dukumiintiyada ay ku baxayaan Dadka ka dhoofaya Muqdisho
Axad, November 25, 2007(HOL): Shirkadaha Duulimaadyada ee ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya aya...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo saaka la dhigay Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye
Axad, November 25, 2007(HOL): Ciidamo aad u tiro badan oo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa lagu daadiyay Wadada isku xirt...
Warkii oo dhan »
Fariisin ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Magaalada Muqdisho oo la weeraray
Axad, November 25, 2007(HOL): Fariisimo ay Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin qeybo ka mid Wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa habeenkii xalay ...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Sabti, November 24, 2007(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Ra’iisal Wasaarenimada Nuur Xasan Xuseen (Nuu...
Warkii oo dhan »
Maxaabiis ku xirneyd Xabsiga Dhexe ee Kismaayo oo la wareegay gacan-ku-heynta Xabsigaas
Sabti, November 24, 2007(HOL): Maxaabiis tiradooda gaareysay 46 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Mgaalada Kismaayo ayaa waxay la wareegeen gacan ...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka hadlay xarigga Axmed Diiriye, Idaacadaha Muqdisho iyo isku-day lagu dili lahaa Inj. Suudaan Cali Axmed
Sabti, November 24, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa maanta wuxuu mar kale soo s...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo howlgallo ka wada Deegaanka Suuqa Xoolaha kadib qaraxyo halkaas ka dhacay
Sabti, November 24, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa waxay howlgallo ka wadaan Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa, iyad...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen Maxkamadihii Islaamka oo xalay gudaha u galay Degmada Mataan
Sabti, November 24, 2007(HOL): Sida uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Mataan ee Gobalka Hiiraan C/laahi Warsame Daba-gooye waxaa habeenimadii xala...
Warkii oo dhan »
Prof. Geeddi sidee buu u arkaa Ra’iisal Wasaaraha cusub ee loo Magacaabay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
Sabti, November 24, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa soo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee loo...
Warkii oo dhan »