Wararka Maanta

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo Bam Gacmeed lagu weeraray xili ay marayeen Xaafadda Suuqa Xoolaha

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo Bam Gacmeed lagu weeraray xili ay marayeen Xaafadda Suuqa Xoolaha

NOV 22, 2007

Khamiis, November 22, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo saaka howlgallo ka sameynayay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa ayaa s...

Warkii oo dhan »
Shir ka dhacay Magaalada London oo lagu taageeray Heshiis ay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ku gaareen Deegaanka Moqokore ee Gobolka Hiiraan

Shir ka dhacay Magaalada London oo lagu taageeray Heshiis ay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ku gaareen Deegaanka Moqokore ee Gobolka Hiiraan

NOV 21, 2007

Arbaco, November 21, 2007(HOL): Waxaa dhawaan shir ku yeeshay Hotel Holiday In Ealing London. NW3 Jaaliyadda Beesha Xawaadle ee ku nool Magaalada Lond...

Warkii oo dhan »
Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

NOV 21, 2007

Arbaco, November 21, 2007(HOL): Munasabad lagu maamusayo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21-Nov-2007 islamarkaana ay ka soo qeyb-galeen inta badan ...

Warkii oo dhan »
SOKOREEY MAXAMED: “Intii aan sidan ku noolaan lahaa waxaa la ii qaatay aniga oo is-dhinta”

SOKOREEY MAXAMED: “Intii aan sidan ku noolaan lahaa waxaa la ii qaatay aniga oo is-dhinta”

NOV 21, 2007

Arbaco, November 21, 2007(HOL): Sokorey Maxamed waxay ka mid tahay Dadka ka barkacay dhibaatooyinka ka jira caasimadad Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna...

Warkii oo dhan »
Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habar-gidir oo ugu baaqay dhinacyada Dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka in ay wada hadal aqbalaan

Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habar-gidir oo ugu baaqay dhinacyada Dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka in ay wada hadal aqbalaan

NOV 21, 2007

Arbaco, November 21, 2007(HOL): Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habargidir oo muddooyinkan dambe ku howlaneyd sidii xal loogu heli lahaa mushkiladda ka ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman oo la dhaawacay

Guddoomiyaha Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman oo la dhaawacay

NOV 21, 2007

Arbaco, November 21, 2007(HOL): Guddoomiyaha Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman Inj. Sudaan Cali Axmed ayaa wuxuu ku dhaawacmay weerar ay ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo dib-u-celin ku bilowday Soomaalida Magangalyo-doonka ah ee dalka maciinsaday

Dowladda Kenya oo dib-u-celin ku bilowday Soomaalida Magangalyo-doonka ah ee dalka maciinsaday

NOV 20, 2007

Talaado, November 20, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa waxay dib-u-celin ku bilowday Soomaalida magangalyo-doonka ah ee badankood ka cararay dhibaatooyi...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la sii wado qorshaha Ciidamo ka socda UN-ka loogu dirayo Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ku baaqay in la sii wado qorshaha Ciidamo ka socda UN-ka loogu dirayo Soomaaliya

NOV 20, 2007

Talaado, November 20, 2007(HOL): Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shir ay ku yeesheen Xaruntooda New York waxay kaga hadleen xaaladda...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo howlgeliyay Waaxda Dad-Dhigidda Dowladda Hoose

Maamulka Gobolka Banaadir oo howlgeliyay Waaxda Dad-Dhigidda Dowladda Hoose

NOV 20, 2007

Talaado, November 20, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in uu howlgeliyay waaxda Dad-dhigidda Dowladda Hoose, taasi oo ay haa...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka walaacsan Xaaladda uu ku sugan yahay Axmed Diiriye

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka walaacsan Xaaladda uu ku sugan yahay Axmed Diiriye

NOV 20, 2007

Talaado, November 20, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa si weyn uga walaacsan xaaladda uu ku sugan yahay afhayeenka Dhaqank...

Warkii oo dhan »