Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka ku dheelmaday Degmada Dayniile oo ay howlgallo baaris ah ka sameynayaan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka ku dheelmaday Degmada Dayniile oo ay howlgallo baaris ah ka sameynayaan

NOV 18, 2007

Axad, November 18, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxay ku dheelmadeen xaafado ka tirsan Degmada Dayniile, halkaasi oo la sheegay in ay f...

Warkii oo dhan »
Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay toogtay Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Degmada Waaberi

Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay toogtay Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Degmada Waaberi

NOV 18, 2007

Axad, November 18, 2007(HOL): Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay toogteen Guddoomiyaha Waaxda Xaawo Taako...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo si tartiib-tartiib ah u bilaabaya howlahooda Ganacsi

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo si tartiib-tartiib ah u bilaabaya howlahooda Ganacsi

NOV 18, 2007

Axad, November 18, 2007(HOL): Ganacsatada ku ganacsata Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn ee  Soomaaliya ayaa waxay si tartiib tartiib ah u bil...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan  oo adkeeyay Ammaanka Deegaanada hoos-taga Gobolkaas

Ciidamada Dowladda Federaalka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan oo adkeeyay Ammaanka Deegaanada hoos-taga Gobolkaas

NOV 18, 2007

Axad, November 18, 2007(HOL): Waxaa sii kor dhaya Shakiga laga qabo Is abaabulka iyo dhaq-dhaqaaqyo qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan ay ka wadaan Kooxi...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Afhayeenkii dhaqanka ee Golahaas loo gacan geliyay Saraakiil Itoobiyaan ah

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Afhayeenkii dhaqanka ee Golahaas loo gacan geliyay Saraakiil Itoobiyaan ah

NOV 17, 2007

Sabti, November 17, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa warsaxaafadeed uu maanta soo saaray waxaa uu ku sheegay in Afhayeenka...

Warkii oo dhan »
Markab Dagaal oo ay leedahay Dowladda Faransiiska oo bilaabay in uu ilaaliyo Maraakiibta Mucaawinada u wada Soomaaliya

Markab Dagaal oo ay leedahay Dowladda Faransiiska oo bilaabay in uu ilaaliyo Maraakiibta Mucaawinada u wada Soomaaliya

NOV 17, 2007

Sabti, November 17, 2007(HOL):  Markab Dagaal oo ay leedahay Dowladda Faransiiska ayaa wuxuu bilaabay in uu  Kooxaha Burcad Badeedka ah ka i...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaraxyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

NOV 17, 2007

Sabti, November 17, 2007(HOL): Labo qarax oo kala ahaa Bam Gacmeed iyo Miinada dhulka lagu aaso ayaa saaka waxay ka dhaceen Magaalada Muqdisho oo maal...

Warkii oo dhan »
Madiino Maxamuud Cilmi (Madiino Janaraal) oo u geeriyootay dhaawac soo gaaray xili ay mucaawino u qeybineysay Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

Madiino Maxamuud Cilmi (Madiino Janaraal) oo u geeriyootay dhaawac soo gaaray xili ay mucaawino u qeybineysay Dad ka barakacay Magaalada Muqdisho

NOV 17, 2007

Sabti, November 17, 2007(HOL): Jimco, November 16, 2007(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho shalay gelinkii dam...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo xalay lagu weeraray mid ka mid fariisimada ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho

Ciidamada Uganda oo xalay lagu weeraray mid ka mid fariisimada ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho

NOV 17, 2007

Sabti, November 17, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee fariisinka ku leh Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa weeraray Dhaqd...

Warkii oo dhan »
GUDOOMIYE KU XIGEENKA GUDIGA WARFAAFINTA EE GOLAHA BAARLAMAANKA "Marna ma  haboona in Saxaafadda madaxa bannaan ay Nabad-sugidda raacdeysato iyadoo sharciga Warbaahinta dalka uu Baarlamaanka horyaalo”

Sabti, November 17, 2007(HOL):  Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Warfaafinta ee Golaha Baarlamaanka, ahna ku simaha Guddoomiyaha Xildhibaanad ...

Warkii oo dhan »