Wararka Maanta
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale oo ka hadashay Dilka labo fannaan oo Muqdisho lagu dilay iyo Xariga Idaacadaha Shabeelle, Simba iyo Banaadir
Arbaco, November 14, 2007(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay uga hadashay Dil shalay M...
Warkii oo dhan »
Idaacadaha iyo Wargeysyada ka howlgala Magaalada Muqdisho oo loogu baaqay inay muddo 30 maalmood gudahood ah ku qaataan Warqadaha Ruqsada Shaqo
Arbaco, November 14, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu soo saaray amar ah in ay Idaacadaha iyo Wargeysyada ka howlgala magaalada ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay ku hoyday gudaha Suuqa Bakaaraha
Arbaco, November 14, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku hoydeen Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu w...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo ugu baaqay Dadka ku ganacsada Hareeraha Waddooyinka Suuqa Bakaaraha in ay si deg deg ah halkaas uga guuraan
Arbaco, November 14, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ugu baaqay Dadk...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo ku laabtay
Arbaco, November 14, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee dalka Ke...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo howlo Nadaafadeed ka wada qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho
Arbaco, November 14, 2007(HOL):Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho ay ka jireen dagaallo ay isaga soo horjeedeen Ciidamada Dowladda Fede...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka hadlay Xaaladda Muqdisho, Cidda uu Ra’iisal Wasaaraha u soo magacaabayo iyo Xarigga Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye
Talaado, November 13, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairob...
Warkii oo dhan »
Labo Fannaan oo maanta Muqdisho lagu dilay
Talaado, November 13, 2007(HOL): Labo fannaan oo ka tirsanaa Fannaaniinta Waaberi ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid. &n...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ilaa amar dambe xirtay labo Idaacadood oo kale oo Muqdisho ka howlgala
Talaado, November 13, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay albaabada u laabtay labo Idaacadood oo kale oo Muqdisho ka howlgala,...
Warkii oo dhan »
Kooxo sheegtay in ay ka dambeeyaan qaraxyadii dhawaanahan ka dhacayay qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne
Talaado, November 13, 2007(HOL): Inkastoo Qaraxyadii dhawaan ka dhacay qeybo ka mid ah Magalaada Beledweyne ay abuureen Jahwareer iyo hubaal la'aan la...
Warkii oo dhan »