Wararka Maanta

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Dagaallada Muqdisho

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Dagaallada Muqdisho

NOV 11, 2007

Axad, November 11, 2007 (HOL): Shir ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlay xaaladda dagaal ee imanka ka ...

Warkii oo dhan »
Maamulka G/Hiiraan oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalan karta Ciidamo ka amar qaata Maxkamadihii Islaamka oo ku sugan Deegaano ka tirsan Gobolka

Maamulka G/Hiiraan oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalan karta Ciidamo ka amar qaata Maxkamadihii Islaamka oo ku sugan Deegaano ka tirsan Gobolka

NOV 11, 2007

Axad, November 11, 2007 (HOL): Maalmihii aynu soo dhaafanay waxaa si weyn u soo if-baxayay warar sheegaya in deegano ka tirsan Gobolka Hiiraan, gaar a...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo degan iyo Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo la wareegay gacan ku heynta waddooyin muhiim u ah isu socodka Muqdisho

Xaaladda Magaalada Muqdisho oo degan iyo Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo la wareegay gacan ku heynta waddooyin muhiim u ah isu socodka Muqdisho

NOV 11, 2007

Axad, November 11, 2007 (HOL): Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya kadib seddex maalmood oo ay dagaallo ka so...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Madaafiic ku duqeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Madaafiic ku duqeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS

NOV 10, 2007

Sabti, November 10, 2007(HOL): Kadib dagaal xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir  ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soo...

Warkii oo dhan »
Dadka Magaalada Hargeysa oo biyo yaraan ay soo wajahday

Dadka Magaalada Hargeysa oo biyo yaraan ay soo wajahday

NOV 10, 2007

Sabti, 10 November 2007 (HOL): Biyo yaraan ayaa Maalmihii u dambeeyay laga dareemayay qaybo ka mid ah Magaalada Hargeysa. Taas oo ay kor kaceen qiimih...

Warkii oo dhan »
Meydad hor leh oo laga helay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Meydad hor leh oo laga helay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

NOV 10, 2007

Sabti, November 10, 2007(HOL): Iyadoo dagaallo ka dhacay Magaalada Muqdisho labadii maalmood ee aynu ka soo gudubnay ay dad badan oo boqol ruux ku dho...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Nairobi ku leh Wada-tashiyo ku saabsan Ra’iisal Wasaaraha uu soo magacaabayo

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Nairobi ku leh Wada-tashiyo ku saabsan Ra’iisal Wasaaraha uu soo magacaabayo

NOV 10, 2007

Sabti, November 10, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya a...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo ku eedeeyay Dagaallada Muqdisho in ay ka dambeeyaan Al-Shabaab

Maxamed Dheere oo ku eedeeyay Dagaallada Muqdisho in ay ka dambeeyaan Al-Shabaab

NOV 10, 2007

Sabti, November 10, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa dagaallada ay da...

Warkii oo dhan »
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay dhinacyda ka dambeeya Dagaallada ay dadka badan ku dhinteen ee Muqdisho ka socda

Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay dhinacyda ka dambeeya Dagaallada ay dadka badan ku dhinteen ee Muqdisho ka socda

NOV 10, 2007

Sabti, November 10, 2007(HOL):Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa warsaxaafdeed ka soo saartay Dagaallada ay Dadka badan ku dhint...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo baaritaano ka wada Buuraha ku teedsam Deegaanka Baar-Dheere ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Itoobiya oo baaritaano ka wada Buuraha ku teedsam Deegaanka Baar-Dheere ee Gobolka Hiiraan

NOV 09, 2007

 Jimco, November 09, 2007(HOL):  Ciidamada Dowlada Itoobiya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ay howl-galo baaritaan ah ka wadee...

Warkii oo dhan »