Wararka Maanta
Beesha uu ka soo jeedo Afhayeenka Beelaha Hawiye oo shir ka yeelanaya Xarigga Afhayeenka loo geystay
Talaado, November 13, 2007(HOL): Beesha uu ka soo jeedo Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo maalintii dorraad ahayd ay xireen Ciidamada Do...
Warkii oo dhan »
Wadada Ex-Koontarool Balcad oo dib u furantay kadib markii ay wada hadal yeesheen Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Mas’uuliyiinta Shirkado ka howlgala Muqdisho
Talaado, November 13, 2007(HOL): Waxaa dib u furantay Wadada Ex-Koontarool Balcad oo ay iska gooyaan Waddooyinka Balcad iyo Warshadaha kadib markii ay...
Warkii oo dhan »
Mudaharaad ka dhacay Hargeysa iyo Masuuliyiin ka tirsan Ururka Qaran ah oo la xiray
Talaado, November 13, 2007(HOL): Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta gelinkii hore xabsiga u taxaabtay Afhayeenkii Urur-siyaasadeedka Qaran Maxamed Cab...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo mar kale albaabada u laabtay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho
Isniin, November 12, 2007(HOL): Idaacadda Shabeelle oo ka mid ah Idaacadaha FM-ka ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta mar kale waxaa alba...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Yaaqshiid oo Weerar Bambooyin loo adeegsaday lagu qaaday
Isniin, November 12, 2007(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa saaka waxaa lagu qaaday weerar loo adeegsaday Bamb...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Beelaha Hawiye oo laga deyriyay
Isniin, November 12, 2007(HOL): Waxaa laga deyrinayaa Xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali, kaasi oo ay maalintii shalay...
Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada ilaalinta Deegaanka Gobolka Bay oo xalay la dilay
Isniin, November 12, 2007(HOL): Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa habeenkii xalay ahaa waxay toogasho ku dileen Taliyihii Ciidamada Deegaanka Gobolka...
Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay lagu weeraray Xarunta Villa Somalia
Isniin, November 12, 2007(HOL): Madaafiic hoobiyayaal ah oo tiradooda gaareyso 6 Madfac ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa lagu weeraray Xarunta Villa So...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Dowladda Federaalka oo howlgallo baaris ah ka wada Suuqa Bakaaraha
Isniin, November 12, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo baaris ah ka wadaan Suuqa Bakaaraha o...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo gurigiisa ka kaxeystay Afhayeenka Beelaha Hawiye
Axad, November 11, 2007 (HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa maanta waxay gurigiisa ka ...
Warkii oo dhan »