Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Beel-Beel ula kulmaya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya
Jimco, November 16, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Fedeaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo waramayaa in uu magaalada Baydhabo...
Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Haweenka Horseedka Nabadda iyo Nolosha oo la dhaawacay iyadoo Mucaawino qeybineysa
Jimco, November 16, 2007(HOL): Madiino Maxamuud Cilmi Madiino (Janaraal) oo ka mid ah Haweenka Horseedka Nabadda iyo Nolosha ayaa shalay lagu dh...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo maalintii labaad howlgallo ka wada Deegaanka Gubta
Jimco, November 16, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa shalay iyo maanta waxay howlgallo ka wadaan Xaafadda ...
Warkii oo dhan »
Wada Hadalladii Beelaha Xawaadle iyo Abgaal uga socday Deegaanka Moqokori oo la soo gebagebeeyay
Jimco, November 16, 2007(HOL): Waxaa lagu soo gabo gabeeyay Deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan kulan Nabadeed oo lagu soo afjaray khilaaf sababay g...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ururka Qaran oo xabsigii laga sii daayay, kana waramay siday wax u dhaceen
Khamiis, 15 November 2007 (HOL)- Afhayeenka Urur-Siyaasadeedka Qaran ee Somaliland Maxamed Cabdi Daa’uud oo maalintii Isniintii ee toddobaadkan la x...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayay Sugidda Ammaanka Gobolka Banaadir iyo Go’aan ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay
Khamiis, November 15, 2007(HOL): Banaanbax uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, laguna taageerayay suggidda ammaanka Muqdisho ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka lagu qarxiyay agagaarka Kuliyaddii Jaalle Siyaad
Khamiis, November 15, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay agagaarka Kuliyaddii Jaalle Siyaad ayaa saaka waxaa lala beegsaday Qarax loo adeegsa...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacada Banaadir oo diiday in ay Ogolaasho Shaqo ka qaado Maamulka Gobolka Banaadir
Khamiis, November 15, 2007(HOL): Agaasimaha Idaacadda Banaaadir Axmed Nuur Cali Dheg-weyn (Axmadna) ayaa shaaca ka qaaday in uusan qaadaneynin Warqad ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka oo ka baxay Suuqa Bakaaraha iyo Howlgallo ka socda Deegaanka Gubta
Khamiis, November 15, 2007(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee maalmahan ku sugnaa gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa gebi ahaanba xalay isaga baxeen meeli...
Warkii oo dhan »
Hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo sheegay in ay isugu mid yihiin Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa Uganda, ayna la dagaalamayaan
Khamiis, November 15, 2007(HOL): Hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabo Aadan Xaashi Ceyrow ayaa cajalad cod ah oo uu Internet-ka soo dhiga...
Warkii oo dhan »