Wararka Maanta
Dowladda Uganda oo u digtay dadka Somaaliyeed ee wadankeeda u soo safraya iyo kuwa ku nool
CAPTAIN HERMAN “Somalidu waan in ay sharci ku nagula dhaqmaan” KHADIIJO GURXAN “Haddii Qabiil uu wax ii tarayo ninkeygii oo ahaa Ceydiid m...
Warkii oo dhan »
Xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo Hargeysa soo gaaray
Isniin, 19 November 2007 (HOL)- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo kala ah Wasiirrada Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed, iyo Boosaha iyo isgaa...
Warkii oo dhan »
Idaacadaha ka shaqeeya Magaalada Muqdisho oo isku raacay in ay sameeyaan shaqo joojin baroor-diiq ah
Isniin, November 19, 2007(HOL): Madaxda Idaacadaha ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen Xarunta Idaa...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adda WFP ku eedeeyay in ay ka soo horjeedo wax soo saarka Dalka
Isniin, November 19, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu eedeyn dusha uga tuuray Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP, taasi oo uu ku...
Warkii oo dhan »
Nin madax ka ahaan jiray Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo saacadaha soo socda loo magacaabayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Isniin, November 19, 2007(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed uu saacadaha s...
Warkii oo dhan »
Dad Soomaaliyeed oo muddo todobaad ka badan ku xayiran Garoonka Joma Kenyata ee magaalada Nairobi
Isniin, November 19, 2007(HOL): Dad badan oo Soomaali ah oo ka cararay dhibaatada ka taagan magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in ay mud...
Warkii oo dhan »
Dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho oo deegaano ay u qaxeen looga daba geeyay dhibaatadii ay ka carareen
Isniin, November 19, 2007(HOL): Dadkii ka barakacay magaalda Muqdisho ee u qaxay inta u dhaxeysay magaalada Mqudisho iyo Degmada Afgooye ayaa deegaana...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo handadaad ku sameeyay Shaqaalaha Shirkadda Coca Cola ee Magaalada Muqdisho
Isniin, November 19, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aad u hubeysan ayaa waxay gudaha u galeen Xarunta Shirkadda Co...
Warkii oo dhan »
3 Qof oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo iyo banaanbax dilkaas looga soo horjeedo oo maanta dhacay
Axad, November 18, 2007(HOL): Wararka ka imaanaya Koofurta Magaalada Gaalacyo ayaa waxay sheegayaan in xalay halkaas lagu dilay seddex Ruux, kuwaasi o...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Asmara ku soo gebagebeeyay Tababar Saxaafadeed
Axad, November 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha G.fulinta Sheekh Shariif Sh.Axmed ayaa galabata k...
Warkii oo dhan »