Wararka Maanta

Ururro ka shaqeeya Xaquuqda Aadanaha oo qeylo-dhaan ka soo saaray Fatahaadda Webiga Shabeelle

Ururro ka shaqeeya Xaquuqda Aadanaha oo qeylo-dhaan ka soo saaray Fatahaadda Webiga Shabeelle

NOV 24, 2007

Sabti, November 24, 2007(HOL): Ururro ka shaqeeya xaquuqul Insaanka oo tiradoodu gaarayso 8-urur, kana howlgala Gobollada Bartamaha iyo Koonfurta Soom...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo sheegay in uu wada hadal la furayo Mucaaradka Dowladdiisa

Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo sheegay in uu wada hadal la furayo Mucaaradka Dowladdiisa

NOV 23, 2007

Jimco, November 23, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo wareysigii ugu horeeyay siiyay Laanta Afka S...

Warkii oo dhan »
Gaadiid ay wateen Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho

Gaadiid ay wateen Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu qarxiyay Magaalada Muqdisho

NOV 23, 2007

Jimco, November 23, 2007(HOL): Labo gaari oo mid Ural uu yahay oo ay wateen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo baxay dhinaca Xarunta Villa Somalia ayaa s...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Bacda oo 50km u jirta magaalada Beledweyne

Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Bacda oo 50km u jirta magaalada Beledweyne

NOV 23, 2007

Jimco, November 23, 2007(HOL): Inta la og-yahay labo Ruux ayaa ku dhaawacantay Dagaal Saakay ka dhacay Deegaanka Bacda oo qiyaastii 50km u jirta magaa...

Warkii oo dhan »
Soo Noqoshada Somaliland ee Maxamed Cabdi Xaabsade 11 sano kadib

Soo Noqoshada Somaliland ee Maxamed Cabdi Xaabsade 11 sano kadib

NOV 23, 2007

Jimco, November 23, 2007(HOL):Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabse ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ay ka wada-hadleen sidii...

Warkii oo dhan »
Deeq lacageed  gaareyso 20 milyan oo la gaarsiiyey bukaanada ku jra Isbitaallada Madiino iyo Dayniile

Deeq lacageed gaareyso 20 milyan oo la gaarsiiyey bukaanada ku jra Isbitaallada Madiino iyo Dayniile

NOV 23, 2007

Jimco, November 23, 2007(HOL):  Iyadoo asbuucyadii la soo dhaafay ay buux dhaafiyeen dhaawacyadii la geeyey Isbitaallda Dayniile iyo Madiina ayaa...

Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Boosaaso iyo Garowe

Banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay Magaalooyinka Muqdisho, Boosaaso iyo Garowe

NOV 22, 2007

Khamiis, November 22, 2007(HOL): Banaanbaxyo lagu taageerayay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee loo magacaabay xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya a...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Waxaan ugu hambalyeynayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub xilka uu qabtay, waxaanse uga tacsiyadeynayaa dhibka adag ee hor-yaala”

MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Waxaan ugu hambalyeynayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub xilka uu qabtay, waxaanse uga tacsiyadeynayaa dhibka adag ee hor-yaala”

NOV 22, 2007

Khamiis, November 22, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta xilka ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare cusub oo loo magacaabay Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare cusub oo loo magacaabay Soomaaliya

NOV 22, 2007

COL. NUUR CADDE: “Waxaan xoogga saari doonaa Nabadgelyada, Dib-u-heshiisiinta iyo Fududeynta Gargaarka Bani’aadannimada” Khamiis, November 22, 2...

Warkii oo dhan »
Baadariga ugu sareeya mad habta Catholic oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya isku haya

Baadariga ugu sareeya mad habta Catholic oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya isku haya

NOV 22, 2007

Khamiis, November 22, 2007(HOL): Baadariga ugu sareeya Madhabka Catholic ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda dlaka Soomaaliya, gaar ahaan xaaladda Bani�...

Warkii oo dhan »