Wararka Maanta

Maamulka Gobolka Banaadir oo sharci adag ku soo rogay Warbaahinta ka howlgasha Magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo sharci adag ku soo rogay Warbaahinta ka howlgasha Magaalada Muqdisho

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sharci adag ku soo rogay Warbaahinta madaxa bannaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho,...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo amar ka soo saartay Passport-ka cusub ee Soomaaliya

Xukuumadda Somaliland oo amar ka soo saartay Passport-ka cusub ee Soomaaliya

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inaan Somaliland lagu soo geli karin ama lagaga dhoofi karin Passport-ka ...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo  mar kale ay xasilooni darradii ku soo laabatay

Suuqa Bakaaraha oo mar kale ay xasilooni darradii ku soo laabatay

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa maanta waxaa mar kale laga dareemay deganaasho la’aan ku timid ...

Warkii oo dhan »
LUUL AXMED DIIRIYE: “Dowladda Federaalka waxaan ka codsaneynaa in haddii uu nool yahay Aabahey ay soo deyso, haddii uu dhintayna ay nagu wargeliso”

LUUL AXMED DIIRIYE: “Dowladda Federaalka waxaan ka codsaneynaa in haddii uu nool yahay Aabahey ay soo deyso, haddii uu dhintayna ay nagu wargeliso”

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Luul Axmed Diiriye oo ah gabar uu dhalay Afhayeenka dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo maanta saxaafadda la...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo shalay iyo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho Baydhabo iyo Beledweyne

Qaraxyo shalay iyo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho Baydhabo iyo Beledweyne

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Shalay gelinkii dambe iyo xalay saacado kala duwan ayaa waxay qaraxyo ka dhaceen Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan  oo sheegay in ay jawaab bixin doonaan haddii mar kale la soo weeraro

Ciidamada Uganda ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in ay jawaab bixin doonaan haddii mar kale la soo weeraro

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Sarkaal sare oo u hadlay Ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa shaaca ka ...

Warkii oo dhan »
UNHCR oo ka walaacsan halka la geeyay Dad Soomaaliyeed oo in muddo ah ku xayirnaa Garoonka Jomo Kenyata

UNHCR oo ka walaacsan halka la geeyay Dad Soomaaliyeed oo in muddo ah ku xayirnaa Garoonka Jomo Kenyata

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo la yiraahdo UNHCR ayaa wa...

Warkii oo dhan »
Shirkii Boocame iyo Jawaabta ay ka bixiyeen Siyaasiyiinta Gobolka Sool ka soo jeeda ee Somaliland

Shirkii Boocame iyo Jawaabta ay ka bixiyeen Siyaasiyiinta Gobolka Sool ka soo jeeda ee Somaliland

NOV 26, 2007

Isniin, November 26, 2007(HOL): Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Golaha Barlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada), Siyaasiyiin, odayaal iyo...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u amba baxay magaalada Addis Ababa

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u amba baxay magaalada Addis Ababa

NOV 25, 2007

Axad, November 25, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa maanta wuxuu u amba baxay Mag...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Hay’adaha Gargaarka ugu baaqay in ay Dawo la gaaraan Caruur ku jirta Isbitaalka Baydhabo

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Hay’adaha Gargaarka ugu baaqay in ay Dawo la gaaraan Caruur ku jirta Isbitaalka Baydhabo

NOV 25, 2007

Axad, November 25, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta booqday Isbitaalka Magaalada Baydhabo ayaa w...

Warkii oo dhan »