Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare cusub oo todobaadka soo socda gudahiisa ku dhawaaqaya Xubnaha Xukuumaddiisa

Ra’iisal Wasaare cusub oo todobaadka soo socda gudahiisa ku dhawaaqaya Xubnaha Xukuumaddiisa

NOV 30, 2007

Jimco, November 30, 2007(HOL):  Ra’iisal Wasaaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa sheegay in uu todob...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Koontarool ay joogeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan

Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Koontarool ay joogeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan

NOV 30, 2007

Jimco, November 30, 2007(HOL):Mid ka mid ah ciidamada Dowlada Federaalka ayaa ku geeriyooday mid kalana waa ku dhaawacmay weerar habeenkii xalay lagu ...

Warkii oo dhan »
Shirka qorshaynta Barnaamijka Horumarinta Somaliland ee 5 sanno (2008 – 2013) oo Hargeysa ka socda

Shirka qorshaynta Barnaamijka Horumarinta Somaliland ee 5 sanno (2008 – 2013) oo Hargeysa ka socda

NOV 30, 2007

Jimco, November 30, 2007(HOL): Shir lagaga hadlayay qorshaha dib-u-dhiska iyo horumarinta Somaliland ee shanta sannadood ee soo socda 2008-2013 iyo si...

Warkii oo dhan »
Xisaabiyihii guud ee Qaranka Somaliland oo xilkii laga qaaday

Xisaabiyihii guud ee Qaranka Somaliland oo xilkii laga qaaday

NOV 30, 2007

Jimco, November 30, 2007(HOL): Xisaabiyihii guud ee Qaranka Maxamuud  Axmed Ducaale (Dhagaxtuur), ayaa la sheegay inuu shalay xilkii u tiriyay ku...

Warkii oo dhan »
Khasaaraha uu geystay Dagaal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho oo isa soo taraya

Khasaaraha uu geystay Dagaal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho oo isa soo taraya

NOV 29, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu geystay dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, gaar...

Warkii oo dhan »
Dowladda Burundi oo todobaadyo gudahood Ciidamo ugu soo direysa Soomaaliya

Dowladda Burundi oo todobaadyo gudahood Ciidamo ugu soo direysa Soomaaliya

NOV 29, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Dowladda Burundi ayaa ciidamo nabad ilaaliyayaal ah waxay muddo labo todobaad gudahood ah ugu direysaa Caasimadda Xab...

Warkii oo dhan »
Agaasimihii Shirkadda Isgaarsiinta NationLink ee Degmada Balcad oo la dilay

Agaasimihii Shirkadda Isgaarsiinta NationLink ee Degmada Balcad oo la dilay

NOV 29, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaas saaka  lagu...

Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda

Dagaal xooggan oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda

NOV 29, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Dagaal aad u culus oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu goor dhaweyd ka qarxay Deegaanka S...

Warkii oo dhan »
Dad ka barakacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay qeybo ka mid ah Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo laga deyrinayo xaaladdooda nololeed

Dad ka barakacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay qeybo ka mid ah Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo laga deyrinayo xaaladdooda nololeed

NOV 29, 2007

Khamiis, November 29, 2007(HOL): Sida ay ku waramayaan Mas'uuliyiinta maamulada Degmooyinka Guri-ceel iyo Matabaan oo ka kala tirsan Gobalada Gal-gadu...

Warkii oo dhan »
Guddiga Ammanka Qaranka oo ka hadlay weerarro xalay lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya

Guddiga Ammanka Qaranka oo ka hadlay weerarro xalay lagu qaaday goobo ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya

NOV 28, 2007

Arbaco, November 28, 2007(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay shirkoo...

Warkii oo dhan »