Wararka Maanta

30 Ruux oo rayid ah oo ku geeriyooday dagaallo shalay iyo maanta ka socda Magaalada Muqdisho

30 Ruux oo rayid ah oo ku geeriyooday dagaallo shalay iyo maanta ka socda Magaalada Muqdisho

NOV 09, 2007

Jimco, November 09, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa dagaal ka dhacay shalay iyo maanta waxaa ku dhintay Dad rayid ah...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in aaney caqli-gal ahayn in ay xiligan Ciidamo u dirto Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo sheegtay in aaney caqli-gal ahayn in ay xiligan Ciidamo u dirto Soomaaliya

NOV 09, 2007

Jimco, November 09, 2007(HOL): Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa shaaca ka qaaday in aaney waaqici ahayn in ay xiligan Ciidamo nabad ilaaliyayaal ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo habow ah iyo Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo isku rasaaseeyay Iridka Dekedda Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo habow ah iyo Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo isku rasaaseeyay Iridka Dekedda Muqdisho

NOV 09, 2007

Jimco, November 09, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo habow ah oo watay Gaari Ural ah iyo Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Warkii oo dhan »
Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

NOV 08, 2007

Khamiis, November 08, 2007(HOL):Shan Ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen Ciidamada Itoobiya ayaa ku geeriyootay tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ka badbaaday isku-day lagu dili lahaa

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ka badbaaday isku-day lagu dili lahaa

NOV 08, 2007

Khamiis, November 08, 2007(HOL): Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Muxyaddiin Cali ayaa saaka wuxuu ka badabaday isku-day lagu dili lahaa&n...

Warkii oo dhan »
Meydka Nin Qoorta laga jaray oo saaka lagu arkay Dugsiga Xamar Jadiid

Meydka Nin Qoorta laga jaray oo saaka lagu arkay Dugsiga Xamar Jadiid

NOV 08, 2007

Khamiis, November 08, 2007(HOL): Waxaa saaka la soo dhigay Dugsiga Xamar Jadiid ee Magaalada Muqdisho Meydka Nin Qoorta laga jaray, kaasi oo aan la og...

Warkii oo dhan »
AXMED DIIRIYE CALI: “Ciidamada Itoobiya haddii ay baxaan ma jirto cid weerari doonta Dowladda Federaalka iyo Dowladaha deriska, taasina Annaga ayaa ballanqaadeyna”

AXMED DIIRIYE CALI: “Ciidamada Itoobiya haddii ay baxaan ma jirto cid weerari doonta Dowladda Federaalka iyo Dowladaha deriska, taasina Annaga ayaa ballanqaadeyna”

NOV 08, 2007

Khamiis, November 08, 2007(HOL): Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa shaaca ka qaaday in haddii ay Ciidama...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha maxay kala socotaa xil-ka-qaadistii lagu sameeyay Duqa magaalada Baydhabo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha maxay kala socotaa xil-ka-qaadistii lagu sameeyay Duqa magaalada Baydhabo

NOV 08, 2007

Khamiis, November 08, 2007(HOL): Golaha Deegaanka Gobolka Bay oo shir isugu yimid ayaa dhawaan wuxuu shaaca ka qaaday in uu xilkii Guddoomiyenimada De...

Warkii oo dhan »
Nin Rayid ah oo xalay lagu dilay Magaalada Beledweyne

Nin Rayid ah oo xalay lagu dilay Magaalada Beledweyne

NOV 07, 2007

Arbaco, November 07, 2007(HOL): Nin Rayid ah oo lagu magaacabi jiray C/casiis Aadan Diiriye ayaa habeenimadii Xalay Kooxo hubeysan ku dileen Xaafada H...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisayo laga keeni karo karo baarlamaanka gudahiisa iyo Dibaddiisa

Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisayo laga keeni karo karo baarlamaanka gudahiisa iyo Dibaddiisa

NOV 07, 2007

Arbaco, November 07, 2007(HOL): Kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed ku lahaayeen Xaruntiisa KMG ah ee ADC-da ayaa wuxuu soo gebageboobay g...

Warkii oo dhan »