Wararka Maanta

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo looga digay in uu kacdoon shacbi ka dhasho diidmada ay diiday in lagu soo Xajiyo Baasaboorkii hore ee Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo looga digay in uu kacdoon shacbi ka dhasho diidmada ay diiday in lagu soo Xajiyo Baasaboorkii hore ee Soomaaliya

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye garabka uu Hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa Dowladda Federaalka Soomaal...

Warkii oo dhan »
Doomo Muddo shan Bilood ka badan lagu heystay Xeebaha Soomaaliya oo la sii daayay

Doomo Muddo shan Bilood ka badan lagu heystay Xeebaha Soomaaliya oo la sii daayay

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Kooxo burcad badeed ah oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa shalay waxay sii daayeen labo doomood oo laga leeyahay Dalk...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Baarlamaanka oo weli laga dareemayo kala qeybsanaan xitaa haddii uu Ra’iisal Wasaare Geeddi is-casilay

Xildhibaanada Baarlamaanka oo weli laga dareemayo kala qeybsanaan xitaa haddii uu Ra’iisal Wasaare Geeddi is-casilay

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalaiya ayaa weli waxaa ka dhex muuqata kala qeybsanaan xitaa haddii laga gudbay khilaaf...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku sii jeeday oo qarax lala beegsaday

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku sii jeeday oo qarax lala beegsaday

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo  ka yimid dhinaca Magaalada Baydhabo isla markaana ku sii jeeday dhinaca Magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Qaraxii 16aad oo ka dhaca Magaalada Beledweyne oo xalay lagu qaaday Saldhigga Booliska Degmadaas

Qaraxii 16aad oo ka dhaca Magaalada Beledweyne oo xalay lagu qaaday Saldhigga Booliska Degmadaas

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Qaraxii 16aad ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka dhacay saldhiga Booliska Magaalada Beledweyne xili qaar ka mid ah ci...

Warkii oo dhan »
Machadka Naafada Soomaaliyeed oo tirakoob ku sameeyay Naafada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho

Machadka Naafada Soomaaliyeed oo tirakoob ku sameeyay Naafada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho

NOV 05, 2007

Isniin, November 05, 2007(HOL): Munaasabad ballaaran oo ay ka qayb galeen xubno ka socday ururrada bulshada rayidka ah ee Muqdisho iyo marti sharaf ka...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo la kulmay Wafdi ka socday Dalka Malaysia

Madaxweyne Rayaale oo la kulmay Wafdi ka socday Dalka Malaysia

NOV 04, 2007

Axad, 4 November 2007 (HOL)- Madaxweynaha Somalilland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay xarunta madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda  d...

Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha Dalladda Fanaaniinta Qaranka oo taageeray shir Faneed ka dhacay Imaaradda Shaariqa ee Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta

Gudoomiyaha Dalladda Fanaaniinta Qaranka oo taageeray shir Faneed ka dhacay Imaaradda Shaariqa ee Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Mudanayaal iyo Marwooyin anigoo ku hadlaya magaca Guddiga Maamulka Dallada Fanaaniinta Qaranka Soomaaliyeed iyo Guud aha...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Dowladda Canada oo Magaalada Jowhar u tegay in ay  caawiyaan Dad ka barakacay Muqdisho iyo kuwo ay Waxyeeleeyeen Fatahaadaha Webiga

Wafdi ka socda Dowladda Canada oo Magaalada Jowhar u tegay in ay caawiyaan Dad ka barakacay Muqdisho iyo kuwo ay Waxyeeleeyeen Fatahaadaha Webiga

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Wafdi ka socda Dowladda Canada ayaa maanta waxay booqasho ku tageen Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Gobolka Shabeelaha ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Qaranka oo sheegay in aan Muqdisho lagu dhigi karin Banaanbax aan ogolaasho loo heynin

Guddiga Ammaanka Qaranka oo sheegay in aan Muqdisho lagu dhigi karin Banaanbax aan ogolaasho loo heynin

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka ayaa maanta shir uu ku yeeshay Xarunta Gobolka Banaadir waxaa uu ka soo saaray amar ahaa in aan...

Warkii oo dhan »