Wararka Maanta

Professor wax ka dhiga Jaamacad ku taala Dalka Mareykanka oo la sheegay in loo wado Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya

Professor wax ka dhiga Jaamacad ku taala Dalka Mareykanka oo la sheegay in loo wado Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya loo wad...

Warkii oo dhan »
Muxuu u baaqday Kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen Magaalada Baydhabo?

Muxuu u baaqday Kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen Magaalada Baydhabo?

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Waxaa maalintii labaad dib u dhacay kulan ay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen Xaruntooda KMG ah ...

Warkii oo dhan »
Meydadka Dad ay dileen Ciidamda Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka oo lagu arkay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

Meydadka Dad ay dileen Ciidamda Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka oo lagu arkay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Waxaa xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho lagu arkay Medadka dad rayid ah oo ay toogteen Ciidamada Itoobiyaanka iyo Cii...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Booliska oo ka warbixiyay weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen Saldhigga Degmada Hodan

Afhayeenka Ciidamada Booliska oo ka warbixiyay weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen Saldhigga Degmada Hodan

NOV 04, 2007

Axad, November 04, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Booliska Soomaaliya oo lagu magacaabo C/llaahi Ibraahim Shacshac ayaa ka warbixiyay weerar a...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo ka socda Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Dagaal culus oo ka socda Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Dagaal culus oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka bilowday caasimadda Soo...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Nabadgelyo-darrada ka jirta Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Dowladda Eritrea

Maxamed Dheere oo Nabadgelyo-darrada ka jirta Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Dowladda Eritrea

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa Nabadgelyo darra...

Warkii oo dhan »
Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in ay jiraan wada hadallo laga leeyahay in la is-dhaafsado Meydadka Askar Itoobiyaan ah iyo Dad ay Itoobiyaanku hayaan

Maxamed Xasan Xaad oo sheegay in ay jiraan wada hadallo laga leeyahay in la is-dhaafsado Meydadka Askar Itoobiyaan ah iyo Dad ay Itoobiyaanku hayaan

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Guddoomiyaha  Garab ka mid ah Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in ay x...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Mudanayaasha Baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Go’aanno ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Mudanayaasha Baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Go’aanno ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalintii shalay ahayd qado u sameeyay Mudanyaasha...

Warkii oo dhan »
Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan ah oo ku sii qulqulaya Magaalada Muqdisho

Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan ah oo ku sii qulqulaya Magaalada Muqdisho

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan ah ayaa waxay ku sii qulqulayaan Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho oo ay horay u...

Warkii oo dhan »
Oday Dhaqameedyo ka tirsan Beesha Hawiye oo baaq u diray Dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho

Oday Dhaqameedyo ka tirsan Beesha Hawiye oo baaq u diray Dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho

NOV 03, 2007

Sabti, November 03, 2007(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd shir ku yeeshay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Oday Dhaqameedyada Beelaha Hawiye, kuwaa...

Warkii oo dhan »