Wararka Maanta

Ciidan Boolis ah oo xoog ku galay Xarunta Dalladda Xuquuqal-Insaanka Somaliland ee SHURO NET

Ciidan Boolis ah oo xoog ku galay Xarunta Dalladda Xuquuqal-Insaanka Somaliland ee SHURO NET

NOV 01, 2007

Khamiis, November 01, 2007(HOL): Ciidan oo ay horkacayeen Taliye-ku-xigeenka Booliska Somaliland Maxamed Shiil Dhidar iyo Hoggaanka hawlgelinta Boolis...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax looga soo horjeedo Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

NOV 01, 2007

Khamiis, November 01, 2007(HOL):  Banaanbax looga soo horjeedo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka d...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo xalay gurigiisa lagu weeraray

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo xalay gurigiisa lagu weeraray

NOV 01, 2007

Khamiis, November 01, 2007(HOL):  Habeennimadii Xalay ayaa kooxo aan lagaran waxaa ay weerara ku qaadeen Guriga uu degan yahay Gudoomiyaha Degmad...

Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “Cali Maxamed Geeddi markii ay Guumeysiga ku gaareen Dantooda waxay ku qasbeen in uu is-casilo, Nin kasta oo lagu bedelana iyaga ayuu u shaqeyn doonaa”

SHIIKH SHARIIF: “Cali Maxamed Geeddi markii ay Guumeysiga ku gaareen Dantooda waxay ku qasbeen in uu is-casilo, Nin kasta oo lagu bedelana iyaga ayuu u shaqeyn doonaa”

NOV 01, 2007

Khamiis, November 01, 2007(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed ayaa shaaca ka qaaday in aaney wax is-bedel a...

Warkii oo dhan »
Dilala Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dilala Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

NOV 01, 2007

Khamiis, November 01, 2007(HOL):  Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dilal loo geystay d...

Warkii oo dhan »
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Baydhabo gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Baydhabo gaaray

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu goor dhaweyd halkaas gaa...

Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Soomaaliya oo sheegtay in Xajka lagu aadi karo kaliya Baasaboorka cusub

Waaxda Socdaalka Soomaaliya oo sheegtay in Xajka lagu aadi karo kaliya Baasaboorka cusub

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in Xujaayda dooneysa in ay sanadkan ...

Warkii oo dhan »
U Gar Gaar Walaal Wiilkaan aad u dhibaatesayn ee dhashay isagoo aan gacmo laheyn Allaha kuu gar gaaree

U Gar Gaar Walaal Wiilkaan aad u dhibaatesayn ee dhashay isagoo aan gacmo laheyn Allaha kuu gar gaaree

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL):Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan ayaa dhagaha ka fareystay xaalada wiil yar oo dhiban kaasoo gacmo la’aan...

Warkii oo dhan »
Kooxo Hubeysan oo Weerar ku qaaday Ciidamo Canshuur ka qaadayay Suuqa Dayax ee Degmada Huriwaa

Kooxo Hubeysan oo Weerar ku qaaday Ciidamo Canshuur ka qaadayay Suuqa Dayax ee Degmada Huriwaa

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa goor dhaweyd waxay weerar ku qaadeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo lacago canshuur a...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socday Hay'adaha Maalgashiga Dunida oo la kulmay Madaxda Somaliland

Wafdi ka socday Hay'adaha Maalgashiga Dunida oo la kulmay Madaxda Somaliland

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale, ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda Shirkad Ganacsi oo laga leeyahay da...

Warkii oo dhan »