Wararka Maanta
Mas’uulkii labaad oo ka tirsan Garsoorka Gobolka Banaadir oo is-casilay
Sabti, October 27, 2007(HOL): Waxaa is-casilay oo shaqo Garsoorenimo oo uu u hayay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka tegay Garsoore lagu magacaa...
Warkii oo dhan »
Weerar mar kale lagu qaaday Guriga uu Magaalada Beledweyne ka degan yahay Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan
Sabti, October 27, 2007(HOL): Habeennimadii xalay abaara saacaddu markey ahayd 9:45pm ayaa kooxo aan la aqoonsan waxaa ay weerar ku qaadeen Guriga uu ...
Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlay arrimaha Somalia iyo Ciidamada Africa oo ka dhacay Magaalada Kampala
Sabti, October 27, 2007(HOL): Kulan ay soo qaban qaabisay Safaaradda uu Mareykanku ku leeyahay Wadankan Uganda, gaar ahaan Magaaladda Kampala, isla ma...
Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo saaka ka dhacay Magaalada Marka
Sabti, October 27, 2007(HOL): 2 Qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 10 qof oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu saaka dagaal ka qarxay ...
Warkii oo dhan »
Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo xalay iyo saaka la weeraray
Sabti, October 27, 2007(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu ka dhacay Magaalad...
Warkii oo dhan »
Ayax guuraya oo muddo 40 sano ah kadib ku habsaday Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan
Sabti, October 27, 2007(HOL): Ayax Guuriya Islamarkaana rax raxan u socda ayaa markii ugu horeysay Taariikhda 40 sano kadib ku degay deegaano badan oo...
Warkii oo dhan »
Ururka ARNA oo ka shaqeyn doona dhismaha wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo maanta lagu dhawaaqay
Jimco, October 26, 2007(HOL): Xaflad weyn oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa saakay waxay ka dhacday Hotelka Rays ee magaalada Borama ee gobolk...
Warkii oo dhan »
Maxbuus Xalay ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
Jimco, October 26, 2007(HOL): Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo ay ku xiran yihiin Maxaabiis aad u badan oo laga soo qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa x...
Warkii oo dhan »
Dilal xalay ka dhacay Magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye
Jimco, October 26, 2007(HOL): Magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose ayaa habeenkii xalay ...
Warkii oo dhan »
Shirkadda Isgaarsiinta NationLInk oo xaflad niyad-dhis ah oo sagootin ah u sameysay Xulka Qaranka Soomaaliya
Jimco, October 26, 2007(HOL): Shirkadda Isgaarsiinta NationLink oo ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiinta ah ee ka howlgala Dalka Soomaaliya ayaa waxay maa...
Warkii oo dhan »