Wararka Maanta
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo saacadaha soo socda Sacuudiga la isugu geynayo
Khamiis, October 25, 2007(HOL): Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka oo uu u dhaxeeyo Khilaaf xooggan oo haddii aan xal loo helin salfan kara jiri...
Warkii oo dhan »
CAPTAIN PADDY ANKUNDA: “Seddex Askari ayaa nooga dhaawacantay Madaafiic Hoobiyayaal ah oo lagu weeraray Dekedda Muqdisho”
Arbaco, October 24, 2007(HOL): Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in weerarkii madaafiicda ahaa ee xalay lagu ...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geeddi oo Deg deg ugu laabtay Addis Ababa, una sii gudbaya Sacuudiga
Arbaco, October 24, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedd...
Warkii oo dhan »
Warbixin ku saabsan Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo afar Maalmood ku sugnaa Gobolka Galgaduud
Arbaco, October 24, 2007(HOL): Subaxnimadii maalintii sabtida 20/10/2007 ayaa wafdi ka socda Qaramada midoobay oo tiradiisu kor u dhaafaysay 10 xubnoo...
Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo toban ka badan oo xalay lagu duqeeyay Dekedda Muqdisho
Arbaco, October 24, 2007(HOL): Madaafiic Hoobiyayaal ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu weeraray Dekedda weyn ee Muqdisho, xili ay ku xirnaayeen ...
Warkii oo dhan »
Rakaab saarnaa Gaari BL ah oo ay Miino kula kacday Muqdisho
Arbaco, October 24, 2007(HOL): Gaari BL ah oo marayay inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax iyo Hotelka Kaah ee Degmada Yaaqshiid ayaa waxaa la kacday Miino ...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland?
Talaado, October 23, 2007(HOL): Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo uu shirguddoon ka ahaa M/weyne Daahir Rayaale, ayaa waxa ka soo baxay qoddobo d...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xabsi ku jira
Talaado, October 23, 2007(HOL): Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, kuna taariikheysneyd 27/09/2007 ayaa lagu sheegay in...
Warkii oo dhan »
Madaxa Hay’adda WFP ee Muqdisho oo xabsigii uu ku jiray laga sii daayay
Talaado, October 23, 2007(HOL): Waxaa xabsigii uu ku jiray laga sii daayay madaxa Xafiiska WFP ee Magaalada Muqdisho Mr. Idiris Maxamed Cusmaan oo dho...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi oo showrkii ugu dambeeyay la leh Xildhibaannada Baarlamaanka
Talaado, October 23, 2007(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka socda kulamo xasaasi ah oo ay mudanaya...
Warkii oo dhan »