Wararka Maanta
Maxamed Dheere oo sheegay in Sarkaalka WFP ee u xiran Dowladda Federaalka sharciga la soo taagi doono
Talaado, October 23, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ka hadlay xarig...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaraha Itoobiya oo sheegay in Dalkiisa uu sii wadayo dadaalka uu ugu jiro xaqiijinta Nabadda Soomaaliya
Talaado, October 23, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa wuxuu magaalada Addis Ababa ka sheegay in Dalkiisa uu sii wadayo dadaa...
Warkii oo dhan »
7 Ruux oo ku dhimatay Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah Gobollada Dhexe
Talaado, October 23, 2007(HOL): Dagaal Culus oo galinkii danbe ee shalay ilaa baneenimadii Xalay ka socday qeybo ka mid ah Deegaanada ku dhaw dhaw Deg...
Warkii oo dhan »
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saakay ka dhacay agagaarka Kuliyaddii Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Talaado, October 23, 2007(HOL): Qaraxa xooggan oo loo adeegsaday Miino Wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa saaka wuxuu ka dhacay agagaarka Kuliyaddii Ja...
Warkii oo dhan »
Khilaafka Gobolka Sool ee u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland muxuu daarran yahay?
Isniin 22 October 2007 (HOL)- 7, December 2002 ayay ahayd markii M/weyne Rayaale iyo Wefti uu hogaaminayay oo ku sugnaa Magaalada Laascaanood ee Gobol...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in Xal Dastuuri ah laga gaaro Khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi
Isniin, October 22, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Baydhabo, iyagoo ka wad...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo sheegay in haddii aaney Xukuumadda Federaalka kalsooni weydiisan Baarlamaanka meesha lagu kala tegi doono
Isniin, October 22, 2007(HOL): Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ah Mudanayaash...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo isku Rasaaseeyeen Koontaroolka Degmada Wanla-Weyn
Isniin, October 22, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku wada sugan Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta w...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka oo Amar ku bixiyay in Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Muqdisho sharciga la horkeeno 48 Sacadood Gudahood
Isniin, October 22, 2007(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka oo shir ku yeeshay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay maxkamadda Gobolka Banaad...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo raalligelin ka bixiyay dil ay ciidamadiisa u geysteen mid ka mid ah ilaalada Shirkadda Isgaarsiinta NationLink
Axad, October 21, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa raalligelin ka bix...
Warkii oo dhan »