Wararka Maanta

Madaxweyne Kibaki oo Warqadaha Aqoonsiga  Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya

Madaxweyne Kibaki oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Kenya Mr. Mwai Kibaki ayaa maalintii shalay ahayd waxaa uu warqadaha aqoonsiga Danjirenimo uu ka g...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo ka hadlay xariga Madaxa Xafiiska WFP ee magaalada Muqdisho

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo ka hadlay xariga Madaxa Xafiiska WFP ee magaalada Muqdisho

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Madaxa Xafiiska Muqdisho...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Kiiska Hooyo iyo Wiilkeeda loo heysto in ay yihiin gacan ku dhiiglayaal?

Waa sidee Kiiska Hooyo iyo Wiilkeeda loo heysto in ay yihiin gacan ku dhiiglayaal?

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL):  Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ayaa dhawaan gacanta ku soo dhigay Xaawo Xasan Bare iyo Yaxye Max'ed Diiri...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo xafiiskiisa ka watayTifaftiraha Wargeyska Ayaamaha

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo xafiiskiisa ka watayTifaftiraha Wargeyska Ayaamaha

OCT 19, 2007

Jimco, October 19, 2007(HOL): Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa maanta ka kaxaystay xafiiskiisa Tifaftirihii Wargeyska Ayaamaha C/llaahi Maxamed X...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Is-raaseyn ka dhacday qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo iyo Is-raaseyn ka dhacday qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha

OCT 19, 2007

Jimco, October 19, 2007(HOL): Qaraxyo iyo is-rasaaseyn ayaa maanta waxay ka dhaceen qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha iyo qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha...

Warkii oo dhan »
Saraakiil UN-ka ka socda iyo Dowladda Federaalka oo ka wada hadlaya Xarig loo geystay Madaxa WFP ee Muqdisho

Saraakiil UN-ka ka socda iyo Dowladda Federaalka oo ka wada hadlaya Xarig loo geystay Madaxa WFP ee Muqdisho

OCT 19, 2007

Jimco, October 19, 2007(HOL):  Sida aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ka tirsan Xafiiska WFP ee magaalada Muqdisho waxaa socda dadaallo ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowaldda Federaalka oo gurigiisa ka kaxeystay Abwaan Abshir Bacadle

Ciidamo ka amar qaata Dowaldda Federaalka oo gurigiisa ka kaxeystay Abwaan Abshir Bacadle

OCT 19, 2007

Jimco, October 19, 2007(HOL):  Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay saaka gurigiisa ka kaxeysteen Abwaan Abshir Nuur F...

Warkii oo dhan »
Lacag Sadaqo ah oo Cadaado laga qeybiyey

Lacag Sadaqo ah oo Cadaado laga qeybiyey

OCT 19, 2007

Jimco, October 19, 2007(HOL):  Lacag sadaqo ah ayaa magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya loo qeybiyey qof oo ka mid ah dad...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo la kulmay Wefti ka socda Hay’adda CARITAS

Madaxweyne Rayaale oo la kulmay Wefti ka socda Hay’adda CARITAS

OCT 18, 2007

Khamiis, October 18, 2007(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socda Hay’a...

Warkii oo dhan »
Munaasabado ay ka qeybqaateen Bahda Isboortiga iyo Ardayda Dugsiyada Magaalada Beledweyne oo lagu soo gebagebeeyay Xuska Maalinta Saboolnimada Adduunka

Munaasabado ay ka qeybqaateen Bahda Isboortiga iyo Ardayda Dugsiyada Magaalada Beledweyne oo lagu soo gebagebeeyay Xuska Maalinta Saboolnimada Adduunka

OCT 18, 2007

Khamiis, October 18, 2007(HOL):  Munaasabada Maalinta Saboolnimada Aduunka oo siweyn looga xusay Magaalada B/weyn ayaa ugu danbeytii lagu soo gab...

Warkii oo dhan »