Wararka Maanta
Madaxa Hay’adda WFP ee Magaalada Muqdisho oo saakay Xafiiskiisa laga kaxeystay
Arbaco, October 17, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay xafiiskiisa ka kaxeysteen Madaxa Hay’adda WFP e...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo habeenkii xalay jawigeedu uu ahaa mid Dagaal
Arbaco, October 17, 2007(HOL): Xaalada Magaalada Beledweyne ayaa u muuqata mid sii xumeysa kadib markii ay ku soo bateen weeraro iyo qaraxyo is daba j...
Warkii oo dhan »
Wefti Culus oo Somaliland u dirtay Gobolka Sool iyo Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii Laas-caanood
“Maamul baa isbedelay ee reeruhu isma bedelin, waana in wixii fidmo ku abuuraya la joojiyo iyo in kii reer Sool ee Puntland la jiray uu dalkiisii yi...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN MUUSE SUUDI: “Kursiga Madaxweynaha iyo Kan Guddoomiyaha Baarlmaanka la iskuma heysto, kan la isku heysto waa midka Ra’iisal Wasaaraha oo ay Dad leeyihiin”
Talaado, October 16, 2007(HOL): Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo maanta ka hadlayay fadhi uu Baydhabo ku yeeshay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu s...
Warkii oo dhan »
GUDDOOMIYE KU XIGEENKA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND: “Innaga (Somaliland) ma jiraan wax Bossaaso iyo Garowe inaga jiraa ee Xudduudkeena ayaynu ku ekaanaynaa”
Talaado, October 16, 2007(HOL): Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Baashe Maxamuud Faarax, ayaa shaaca ka qaaday Mawqifka ay Siyaasiin...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maamulka Gobolka Hiiraan oo muddo kooban hakad geliyay isu socodka Dadka Magaalada
Talaado, October 16, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata maamulka Gobolka Hiiraan ayaa muddo kooban waxay maanta hakad geliyeen isu socodka Dadka iyo Gaa...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka oo fikirkooda ka dhiibtay sida ay u arkayaan in Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Geeddi Codka kalsoonida loo qaado
Talaado, October 16, 2007(HOL): Xildhibaannada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxay ka hadleen fi...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE GEEDDI: “Xubno Gole wasiirro ah oo aanan aniga guddoomineynin shir ay yeesheen waa sheeko ay yeesheen, wax sal sharciyeed ahna ma lahan”
Talaado, October 16, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in uu yahay mid laga badb...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Ammaanka Gobolka Hiiraan oo howlgal ay sameeyeen ku soo qabqabtay in ka badan 60 dhalinyaro ah
Talaado, October 16, 2007(HOL): Ciidamada Amaanka Gobalka Hiiraan ayaa habeenimadii xalay howl-gal ay ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadah Magaalada B...
Warkii oo dhan »
Caruur ku geeriyootay Qarax ka dhacay Magaalada Beledweyne
Isniin, October 15, 2007(HOL): Labo Caruur ah ayaa ku geeriyootay Qarax aad u weyn oo goor dhaw ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyn k...
Warkii oo dhan »