Wararka Maanta
Hay’adda GAA oo si dhakhso ah hawlaheedii uga bilaabaysa Somaliland
Khamiis, October 18, 2007(HOL): Hay’adda Jarmalka ah ee GAA (German Agro Action), ayaa shaaca ka qaaday inay sida ugu dhakhsaha badan dib uga bilaab...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Dilal maanta ka dhacay Suuqyada Bakaaraha, Suuq Bacaad iyo Arjantiin
Khamiis, October 18, 2007(HOL): Suuqayda Bakaaraha iyo Arjantiin ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay dilal loo geystay Ciidamo ka ...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uusan tegeynin Magaalada Addis Ababa?
Khamiis, October 18, 2007(HOL): Maalintii shalay ahayd waxaa si kedis uga dhoofay Dalka Ra’iisal Wasaaraha Dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, kaa...
Warkii oo dhan »
Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka oo shaaciyay waxa keenayay Sicir bararka ka taagan Soomaaliya
Khamiis, October 18, 2007(HOL): Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaac...
Warkii oo dhan »
YUUSUF DABAGEED:- Anigu Ma Aamin Sani In Qaraxyada Dhacaya Yihiin Kuwo Ay Ka Dambeeyaan Maxkamadihii Isilaamiga”
Khamiis, October 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maalintii shalay kulan gaar ah la qaatay odayaasha iyo W...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo u dhoofay Magaalada Addis Ababa
Arbaco, October 17, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in uu Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Fe...
Warkii oo dhan »
Xaflad lagu xusayay maalinta Saboolnimada Adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
Arbaco, 17, Og.2007 (HOL) Munaasabad siweyn loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeyb-galeen inta badan Hay'adaha Samafalka ka howl-gala gob...
Warkii oo dhan »
Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Shuhada SNM oo lagu qabtay Hargeysa
Arbaca, 17 October 2007 (HOL)- Munaasibad lagu Xusayay Maalinta Shuhada Ururka SNM, oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin ka kala tirsan Xukuumadda Soma...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Seddexaad ee Degmada Yaaqshiid oo Qarax Miino lagu dilay
Arbaco, October 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Cabdi Miiney ayaa saaka Qarax Miino oo uu ku dhaawacmay waxaa uu ugu geeriyooday Isbita...
Warkii oo dhan »
Dagaal Khasaare geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, October 17, 2007(HOL):Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Baka...
Warkii oo dhan »