Wararka Maanta
Dagaal ka qarxay Deegaananada Laascaanood iyo Dareenka Shacabka reer Hargeysa
Hargeysa (HOL)- Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka uu dagaal dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa P...
Warkii oo dhan »
Ciidamada AMISOM oo Baydhabo u tegaya in ay sugaan Ammaanka Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya
Isniin, October 15, 2007(HOL): Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda u amba baxaan Magaalada Baydh...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beesha Hawiye oo Maamulka Gobolka Banaadir ku eedeeyay in uu wax u dhimayo Wada hadalladii ay la yeesheen Ra’iisal Wasaare Geeddi
Isniin, October 15, 2007(HOL): Odayaasha Beesha Hawiye Garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa ku eedeeyay Maamulka Gobolka Banaadir in uu wax u...
Warkii oo dhan »
Saldhigga Degmada Marka oo xalay la weeraray
Isniin, October 15, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa Saldhigga Ci...
Warkii oo dhan »
Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Xawaadle iyo Murusade oo la soo gebagebeeyay
Isniin, October 15, 2007(HOL): Mudo 8 Maalmood ah kadib waxaa la soo afjaray Wada-hadalo Degmada Ceel-buur ee Gobalka Gal-gaduud uga socday...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Baydhabo oo aad u kacsan
Axad, Octoobar 14, 2007 Baydhabo (HOL) - Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa aad u kacsan ka dib markii uu qarax ka dhacay xaafadda Isha. Qaraxaas oo aha...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka uu ka soo baxay Xaqii ay Shacabka Soomaaliyeed ka galeen
Axad, October 14, 2007(HOL):Odayaasha Beesha Hawiye garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad oo maanta hadal saxaafadeed ka soo saaray khilaafka u dha...
Warkii oo dhan »
Fadhi ay ay Mudanayaasha Baarlamaanka Baydhabo ku yeelan lahaayeen oo Dib loo dhigay
Axad, October 14, 2007(HOL): Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalmood ah kulan ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen Xaruntooda ...
Warkii oo dhan »
Goobihii Ganacsi ee uu Dabka ka baabi’iyay Suuqa Bakaaraha oo Dib loo dhisayo
Axad, October 14, 2007(HOL): Howlo dib loogu dhisayo goobihii uu dabka ka baabi’iyay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda dib u...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Qaranka oo sheegay in ay la dagaalamayaan Muqaadaraad ku soo badanaya Magaalada Muqdisho
Axad, October 14, 2007(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ku dhawaaqay in uu la dagaallamayo...
Warkii oo dhan »