Wararka Maanta

Muddo Seddex Sano ah kadib maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya?

Muddo Seddex Sano ah kadib maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya?

OCT 14, 2007

Axad, October 14, 2007(HOL): Dowlada Federaalka Soomaaliya ee lagu soo dhisay Magaalada Nerobi ee Dalka Kenya hadda waa ay Sadax sano jirsatay, waxaan...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu xusayo maalintii la caleemo saaray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo lagu qabtay

Xaflad lagu xusayo maalintii la caleemo saaray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo lagu qabtay

OCT 14, 2007

Axad, October 14, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas ka socoto qaban qa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad Beeraley ah ku dhaawacay Deegaan ka tirsan Degmada Wanlaweyn kadib markii lagu weeraray Waxyaabo Qarxa

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad Beeraley ah ku dhaawacay Deegaan ka tirsan Degmada Wanlaweyn kadib markii lagu weeraray Waxyaabo Qarxa

OCT 13, 2007

Sabti, October 13, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay nawaaxiga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxay...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi in ay khilaafkooda dhameeyaan

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi in ay khilaafkooda dhameeyaan

OCT 13, 2007

Sabti, October 13, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa ugu baaqay Madaxweyne C/llaah...

Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE GEEDDI: “Dowladihii Soomaaliya soo maray waxay ku burbureen Cadaalad darro, qab weynin , qabyaalad iyo dulmi”

RA’IISAL WASAARE GEEDDI: “Dowladihii Soomaaliya soo maray waxay ku burbureen Cadaalad darro, qab weynin , qabyaalad iyo dulmi”

OCT 13, 2007

Sabti, October 13, 2007(HOL):  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa isagoo ka hadlayay Xaflad qad...

Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN MAXAMED QANYARE: “Xildhibaannada Madaxweynaha la jira waxay wadaan Sharci Darro, Annagana sharci ayaan ku taagannahay”

XILDHIBAAN MAXAMED QANYARE: “Xildhibaannada Madaxweynaha la jira waxay wadaan Sharci Darro, Annagana sharci ayaan ku taagannahay”

OCT 13, 2007

Sabti, October 13, 2007(HOL):  Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku fikirka ah Ra’iisal Wa...

Warkii oo dhan »
Qarax ay Caruur ku dhaawacantay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Qarax ay Caruur ku dhaawacantay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

OCT 13, 2007

Sabti, October 13, 2007(HOL): Seddex Caruur ah ayaa ku dhaawacantay Qarax ka dhacay gudaha Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo qaraxa...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Howl-wadaag oo ku dhaawacmay Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka

Guddoomiyaha Degmada Howl-wadaag oo ku dhaawacmay Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL): Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qataa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhaawacmay Guddoomiyaha Degmada Howl...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu dilo

Wasiirka Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu dilo

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL):Wasiirka Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Dhimbil Warsame ayaa ka badbaaday Qarax la doonayay in lag...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is-cafiyaan

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is-cafiyaan

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maanta jeediyay khudbad ku aadan Muna...

Warkii oo dhan »