Wararka Maanta

Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale oo dalka Soomaaliya ku yaala oo maanta si weyn looga ciiday

Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale oo dalka Soomaaliya ku yaala oo maanta si weyn looga ciiday

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL):Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo magaalooyin kale oo ku yaala dalk...

Warkii oo dhan »
La-heyste u dhashay Koofur Kuuriya oo  gudaha Soomaaliya lagu heysto oo ka codsaday Dowladdiisa in ay ka shaqeyso sidii ay Dalkooda ugu noqon lahaayeen

La-heyste u dhashay Koofur Kuuriya oo gudaha Soomaaliya lagu heysto oo ka codsaday Dowladdiisa in ay ka shaqeyso sidii ay Dalkooda ugu noqon lahaayeen

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL): La-heyste  u dhashay Dalka Koofurta Kuuriya oo ay Kooxo Burcad Badeed ah ku heystaan Xaafad 400 miles  u jirta...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo meel fagaare ah ka amaanay waxqabadkii dhinaca Ammaanka ee Maxkamadihii Islaamka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo meel fagaare ah ka amaanay waxqabadkii dhinaca Ammaanka ee Maxkamadihii Islaamka

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL): Munasabada Ciidul-Fidriga ayaa  Maata siweyn looga oogay Magaalada Beledweyne oo xaruta u ah Gobalka Hiiraan w...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Warsaxaafeed ku saabsan Munaasabadda Ciidda Soon-fur ka soo saaray Magaalada Asmara

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Warsaxaafeed ku saabsan Munaasabadda Ciidda Soon-fur ka soo saaray Magaalada Asmara

OCT 12, 2007

Jimco, October 12, 2007(HOL): Warsaxaafadeed uu Magaalada Asmara ka soo saaray Isbaheysiga  la magac baxay Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa lagu sh...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Deeq Raashin ah gaarsiisay Dad ka barakacay Muqdisho oo ku sugan Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Deeq Raashin ah gaarsiisay Dad ka barakacay Muqdisho oo ku sugan Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

OCT 11, 2007

Khamiis, October 11, 2007(HOL):  Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Kenya ayaa maanta waxay deeq raashin ah gaarsiisay Dad ka barakacay m...

Warkii oo dhan »
Halkan ka daawo Sawirrada Wasiirrada Qaraarka soo jeediyay

Halkan ka daawo Sawirrada Wasiirrada Qaraarka soo jeediyay

OCT 11, 2007

  Aamino Maxamed Mursal      C/qaadir NuurCaraale           ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo albaabada isugu dhuftay Idaacadda SIMBA

Ciidamada Dowladda Federaalka oo albaabada isugu dhuftay Idaacadda SIMBA

OCT 11, 2007

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay albaabada u laabeen Idaacadda SIMBA oo ka mid ah...

Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Khasaaraha uu geystay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Khasaaraha uu geystay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo

OCT 11, 2007

Khamiis, October 11, 2007(HOL):  Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan Qarax xooggan oo xalay lala beegsaday Xero ay ku sugan Ciidamo Itoo...

Warkii oo dhan »
Shiikh kale oo xalay Magaalada Kismaayo lagu dilay

Shiikh kale oo xalay Magaalada Kismaayo lagu dilay

OCT 11, 2007

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay magaa...

Warkii oo dhan »
Ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaawacay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka

Ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaawacay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka

OCT 11, 2007

Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa habeenkii xalay ah...

Warkii oo dhan »