Wararka Maanta
Ciidamada Nabadgelyada Beledweyne oo xabsiga dhigay Shakhsiyaad lagu soo eedeeyay in u hanjabeen Shaqaalaha MSF-Swiss ee howlgala Isbitaalka Beledweyne
Khamiis, October 11, 2007(HOL): Ciidamada Nabad-galyada Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa xabsiga u taxaabay shaqsiyaad lagu soo eedeeyay in ay ka danbeey...
Warkii oo dhan »
Dhoofka Hilibka oo mar kale dib uga bilowday Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud
(Diyaarad Xamuul ah oo Maantay ka qaaday garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ku dhawaad 10,000 toban kun oo hilib xoolo kala duwan ah) K...
Warkii oo dhan »
22 Wasiir oo Baydhabo ka soo saaray Qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda Federaalka ay Kalsooni weydiisato Baarlamaanka
Khamiis, October 11, 2007(HOL): Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo soo saaray Qaraar ay ku dalbanayaan in Xukuumadda ay kalsooni w...
Warkii oo dhan »
Qarax Xooggan oo lala beegsaday Xero Ciidan oo u dhow Hotel uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Ra’iisal Wasaare Geeddi
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qarax xooggan lala beegsaday X...
Warkii oo dhan »
Qarax ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Arbaco, October 10, 2007(HOL): 3 qof ayaa ku geeriyootay, 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo maanta ka dhacay Xaafadda Calanleey ee...
Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo Shir ay Albaabada u xiran yihiin ku leh Magaalada Baydhabo
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xarunta Baydhabo uu ka socdo kulan ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Shirkadaha Isgaarsiinta uga digay in ay bixiyaan SIM Card aan la arkeynin nambarkiisa
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wareegto maanta ka soo baxday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa looga digay Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgala Magaala...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Qaranka oo sheegay in Bakaaraha, Suuq Bacaad iyo Degmada Huriwaa la geyn doono Ciidamo fara badan
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Kulan dhexmaray Guddiga Ammaanka Qaranka, maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay...
Warkii oo dhan »
Heshiis Hordhac ah oo laga gaaray Kulankii Ceelbuur uga socday Beelaha Xawaadle iyo Murusade
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Dood iyo Falan-qeyn dheer kadib waxaa muuqanaya hishiis hor dhac ah oo ay gaareen wax-garadka Beelaha Murusade iyo Xawa...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Weerar ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Dowladda Federaalka
Arbaco, October 10, 2007(HOL): Kooxo Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Booliska Degmada Howl-Wadaag ee Go...
Warkii oo dhan »